{"id":7339,"date":"2025-11-11T07:03:08","date_gmt":"2025-11-11T07:03:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7339"},"modified":"2025-11-11T07:03:08","modified_gmt":"2025-11-11T07:03:08","slug":"faah-fahinta-macawiisley-as-oo-ku-dagaalamay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7339","title":{"rendered":"Faah fahinta Macawiisley &#038; AS oo ku dagaalamay Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 11, Nov 2025 {CBB}<\/strong>Ciidamado katirsan Macawiisleyda deegaanka ah ee Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa weerar ku qaaday xubno katirsan \u2018AS\u2019 oo ku sugnaa deegaanno hoostaga Degmadaas<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen ilo kala duwan, ciidanka Macawiisleyda oo helay xogta xubnaha katirsan \u2018AS\u2019 ayaa weerar isku waqti dhacay ku qaaday deegaannada kala ah Cali Yabaal, Uubad &amp; Xirsi Cilmi oo dhammaan hoostaga Degmo xeebeedka Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cabdulqaadir Cali Bugle oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Deegaanka ah ee Macawiisleyda ayaa Warbaahinta u sheegay in khasaara xooggan ay gaarsiiyeen xubnaha katirsan \u2018AS\u2019 ee duullaanka ku qaadeen sida uu hadalka u dhigay<\/p>\n<p>Bugle ayaa intaas ku daray in ciidamadooda oo badqaba ay dib ugu laabteen goobihii ay ka duullaan tageen, ujeedka howlgalkooda ayuu ku sifeeyay in ay kahortagayeen abaabul ay wadeen \u2018AS\u2019 sida uu warka u dhigay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Galmudug waxaa ka socda abaabulka howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 oo ay si wadajir ah u wadaan Ciidanka Federaalka, Daraawiishta Dowlad-Goboleedkaas &amp; kuwa Deegaanka ee Macawiisleyda ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 11, Nov 2025 {CBB}Ciidamado katirsan Macawiisleyda deegaanka ah ee Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa weerar ku qaaday xubno katirsan \u2018AS\u2019 oo ku sugnaa deegaanno hoostaga Degmadaas &nbsp; Sida ay sheegeen ilo kala duwan, ciidanka Macawiisleyda oo helay xogta xubnaha katirsan \u2018AS\u2019 ayaa weerar isku waqti dhacay ku qaaday deegaannada kala ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7340,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7339"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7342,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7339\/revisions\/7342"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}