{"id":7370,"date":"2025-11-13T09:16:47","date_gmt":"2025-11-13T09:16:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7370"},"modified":"2025-11-13T09:16:47","modified_gmt":"2025-11-13T09:16:47","slug":"shiinaha-oo-sheegay-inuu-ku-taageerayo-horumarinta-garoomada-dfs-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7370","title":{"rendered":"Shiinaha oo sheegay inuu ku taageerayo horumarinta garoomada DFS Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 13, Nov 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa ka wada hadlay wada-shaqeynta dhinacyada gaadiidka, duulista hawada, iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_1_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Sidoo kale, waxaa la iska wareystay fursadaha maalgashi ee ka jira garoomada diyaaradaha dalka iyo sidii loo sii adkeyn lahaa iskaashiga labada dowladood.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Faarax ayaa uga mahadceliyey Dowladda Shiinaha taageerada ay siiso Soomaaliya, isagoo xusay in diyaar u yihiin sidii loo sii ballaarin lalahaa.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Safiirka Shiinaha, Wang Yu, ayaa sheegay in dalkiisa ka go\u2019an tahay kordhinta taageerada Soomaaliya, gaar ahaan dhanka tababarrada shaqaalaha, qalabaynta iyo mashaariicda horumarineed ee la xiriira Gadiidka iyo duulista hawada.<\/p>\n<p>Shiinaha ayaa kamid ah dowladaha Soomaaliya ka caawiya dhinacyada amniga, dhaqaalaha iy diblumaasiyadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 13, Nov 2025 {CBB}\u00a0\u00a0Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu. Mas\u2019uuliyiinta ayaa ka wada hadlay wada-shaqeynta dhinacyada gaadiidka, duulista hawada, iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya. Sidoo kale, waxaa la iska wareystay fursadaha maalgashi ee ka jira garoomada diyaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7371,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7370","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7370","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7372,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7370\/revisions\/7372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}