{"id":7382,"date":"2025-11-13T09:24:09","date_gmt":"2025-11-13T09:24:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7382"},"modified":"2025-11-13T09:24:09","modified_gmt":"2025-11-13T09:24:09","slug":"madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-farmaajo-oo-ka-degay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7382","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo ka degay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 13, Nov 2025 {CBB}<\/strong><\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-7tcxof e17g058b0\" dir=\"ltr\">Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-7tcxof e17g058b0\" dir=\"ltr\">Safarka madaxweyne Farmaajo ayaa noqonaya kii labaad ee uu ku tego Soomaaliya, tan iyo markii uu baneeyay xilka madaxtinimo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-7tcxof e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wuxuu sidoo kale ku soo beegnayaa iyadoo siyaasiin hore ay sameysteen isbahaysi siyaasadeed oo ay ku doonayaan inay kaga qeyb galaan doorashada soo socota.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-7tcxof e17g058b0\" dir=\"ltr\">Farmaajo ayaa ahaa madaxweynihii sagaalaad ee soo mara dalka Soomaaliya, isagoo xukunka hayay intii u dhaxeysay 2017-2022-kii.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 13, Nov 2025 {CBB} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Safarka madaxweyne Farmaajo ayaa noqonaya kii labaad ee uu ku tego Soomaaliya, tan iyo markii uu baneeyay xilka madaxtinimo. Wuxuu sidoo kale ku soo beegnayaa iyadoo siyaasiin hore ay sameysteen isbahaysi siyaasadeed oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7383,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7382","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7382"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7384,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7382\/revisions\/7384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}