{"id":7396,"date":"2025-11-14T08:57:18","date_gmt":"2025-11-14T08:57:18","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7396"},"modified":"2025-11-16T08:59:27","modified_gmt":"2025-11-16T08:59:27","slug":"rw-xamsa-oo-caawa-hoygiisa-ku-booqday-qaariga-soomaaliyeed-sheekh-c-rashiid-cali-suufi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7396","title":{"rendered":"RW Xamsa oo caawa hoygiisa ku booqday qaariga Soomaaliyeed Sheekh C\/rashiid Cali Suufi."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco, 14, Nov 2025 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deggan yahay ku booqday qaariga Soomaaliyeed Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Sheekha uga xog warramay xaalada guud ee Dalka, iyaga oo isla soo qaaday kor u qaadidda wacyigelinta bulshada, doorka culimada ee dhismaha nabadda, iyo adkeynta midnimada ummadda, Sheekha ayaana u duceeyey dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dhanka kale Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waqti la qaatay qaar ka mid ah Shacab Soomaaliyeed oo ka nasanayey shaqooyinka toddobaadka, isla markaana ku fiidsanayey goobaha la isku yimaado ee caasimadda.<\/p>\n<p>Kulanka Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo bulshada ayaa laga dheehan karayey farxad iyo damaashaad, taas oo ku saleysan in Shacabku waqti ay kula sheekeystaan u heleen Ra\u2019iisul Wasaaraha Qaranka.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco, 14, Nov 2025 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deggan yahay ku booqday qaariga Soomaaliyeed Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Sheekha uga xog warramay xaalada guud ee Dalka, iyaga oo isla soo qaaday kor u qaadidda wacyigelinta bulshada, doorka culimada ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7397,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7398,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7396\/revisions\/7398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}