{"id":7402,"date":"2025-11-15T09:02:40","date_gmt":"2025-11-15T09:02:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7402"},"modified":"2025-11-16T09:04:05","modified_gmt":"2025-11-16T09:04:05","slug":"ciidamada-puntland-oo-qabtay-dadkii-raashinka-siin-jiray-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7402","title":{"rendered":"Ciidamada Puntland oo Qabtay dadkii Raashinka Siin Jiray Daacish"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti , 15, Nov 2025 {CBB}<\/strong>Ciidamada Difaaca Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay Raashin ay sheegeen in loo waday Daacish oo dagaal adag kala dhaxeeya kaddib markii howlgal qorsheysan oo ka dhacay Deegaanka Yalho ee Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Ciidamada Ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay heleen xogta Raashinkaan oo isugu jiray Bur, Bariis, Caana boore iyo Saliid kaddibna ku guulaysteen in ay qabtaan.<\/p>\n<p>Puntland waxa ay sheegtay in xeelado cusub in ay kusoo kordhisay howlgallada ka dhanka ah Daacish ee lagu magacaabo Hillaac, waxa ay tilmaamtay in ay beegsaneyso ilaha dhaqaalaha iyo Sahayda maadaama ay go\u2019doomiyeen xubnahaas sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay qabteen Ajaanib dalal kala duwan u dhashay oo kamid ahaa Daacish, Nin u dhashay Itoobiya ayay dhowaan soo bandhigeen Ciidamada Difaaca Dowlad-Goboleedkaas.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti , 15, Nov 2025 {CBB}Ciidamada Difaaca Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay Raashin ay sheegeen in loo waday Daacish oo dagaal adag kala dhaxeeya kaddib markii howlgal qorsheysan oo ka dhacay Deegaanka Yalho ee Gobolka Bari. Saraakiil katirsan Ciidamada Ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay heleen xogta Raashinkaan oo isugu jiray Bur, Bariis, Caana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7403,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7402","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7404,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7402\/revisions\/7404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}