{"id":7417,"date":"2025-11-16T10:16:31","date_gmt":"2025-11-16T10:16:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7417"},"modified":"2025-11-16T10:16:42","modified_gmt":"2025-11-16T10:16:42","slug":"khilaaf-soo-kala-dhax-galay-xisbiga-jamhuuriga-iyo-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7417","title":{"rendered":"Khilaaf Soo kala dhax galay Xisbiga Jamhuuriga iyo Trump."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad, 16, Nov 2025 {CBB}<\/strong>Khilaafka u dhaxeeya Donald Trump iyo haweeneyda xisbiga Jamhuuriga ee Marjorie Taylor Greene ayaa cirka isku sii shareertay, taasoo muujineysa in uu burburay xiriirkii u dhaxeeyay madaxweynaha Mareykanka iyo mid ka mid ah difaacyadiisa ugu adag.<\/p>\n<p>Jimcihii, Trump ayaa Greene ugu yeeray \u201cqof xun\u201d qoraal uu soo dhiga baraha bulshada wuxuuna sheegay in ay tahay in aan laga fariisin doorashada sanadka soo socda.<\/p>\n<p>Sabtidii, wuxuu ugu yeeray \u201ckhaa\u2019in\u201d. Greene ayaa maalmihii la soo dhaafay su\u2019aal ka keentay in Trump uu wali ku taagan yahay \u201cAmerica First\u201d iyada oo cambaareysay sida uu u maareynayo faylalka Jeffrey Epstein.<\/p>\n<p>Khilaafkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo lagu wado in Goluhu ka baaraan-dego in faylalkaas shacabka loo soo bandhigo iyo in kale.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad, 16, Nov 2025 {CBB}Khilaafka u dhaxeeya Donald Trump iyo haweeneyda xisbiga Jamhuuriga ee Marjorie Taylor Greene ayaa cirka isku sii shareertay, taasoo muujineysa in uu burburay xiriirkii u dhaxeeyay madaxweynaha Mareykanka iyo mid ka mid ah difaacyadiisa ugu adag. Jimcihii, Trump ayaa Greene ugu yeeray \u201cqof xun\u201d qoraal uu soo dhiga baraha bulshada wuxuuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7418,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7419,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7417\/revisions\/7419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}