{"id":743,"date":"2024-08-05T15:35:41","date_gmt":"2024-08-05T15:35:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=743"},"modified":"2024-08-05T15:35:41","modified_gmt":"2024-08-05T15:35:41","slug":"wafdi-ka-socodey-machadka-tababarada-qaranka-smpa-oo-lagu-soo-dhaweeyay-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=743","title":{"rendered":"Wafdi ka socodey Machadka Tababarada Qaranka (SMPA) oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 05 August, 2024 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sharmaarka Maxamed Kuulow\u00a0 ayaa Maanta xarunta Guddiga\u00a0 kusoo dhoweeyay wafdi ka socodey Machadka Tababarada Qaranka (SMPA) oo uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee Machadka Mudane Bashiir Ciise, iyadoo u jeedka wafdiga ay u yimaadeen uu yahay sidii xog ururrin loogu sameyn lahaa oo ku aadan dhanka baahiyaha Tababar ee ay qabaan dhamaan Shaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Mudane Sharmarke Mohamed Kulow ayaa si guud ugu war bixiyey baahiyaha shaqaalaha ay u\u00a0 qabaan kobcinta aqoontooda iyo xirafadooda shaqo.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Agaasime bashiir ayaa ka mahadceliyay sida diiran loogu soo dhoweeyay xafiiska Guddiga iyo Guud ahaan Magaalada Baydhabo, isagoo timaamay in maalmaha ay joogaan ay si daah-furan u aruurin doonaan xogaha la xariira baahiyaha shaqaalaha ee dhanka kobcintooda xirfadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 05 August, 2024 {CBB}Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sharmaarka Maxamed Kuulow\u00a0 ayaa Maanta xarunta Guddiga\u00a0 kusoo dhoweeyay wafdi ka socodey Machadka Tababarada Qaranka (SMPA) oo uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee Machadka Mudane Bashiir Ciise, iyadoo u jeedka wafdiga ay u yimaadeen uu yahay sidii xog ururrin loogu sameyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":744,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-743","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=743"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":746,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/743\/revisions\/746"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/744"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}