{"id":7453,"date":"2025-11-16T10:36:08","date_gmt":"2025-11-16T10:36:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7453"},"modified":"2025-11-16T10:36:08","modified_gmt":"2025-11-16T10:36:08","slug":"rw-xamsa-fursadaha-dalka-ugu-badan-waa-maalgashiga-beeraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7453","title":{"rendered":"RW Xamsa \u201c Fursadaha dalka ugu badan waa Maalgashiga Beeraha.\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad, 16, Nov 2025 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa soo jeediyay in xoogga la saaro ka faa\u2019iideysiga beeraha maadaama ay jirto cabsi laga muujinayo dhibaatooyinka ku horgudban helista cunnada.<\/p>\n<p>Xamsa oo dhagax-dhigay Machadka Beeraha Qaranka ayaa Ganacsatada usoo jeediyay in ay ka faa\u2019iideystaan fursadaha muhiimka ah ee horyaalla isla markaana ay maalgashadaan Beeraha Dalka oo dad kale oo ajaanib ah doonayaan in ay maalgashi ku sameystaan.<\/p>\n<p>\u201cWaddamo badan oo wax dhoofin jiray ayaa iyaga oo welwel ka qaba in cunno la\u2019aan dhacdo u joojiyay cunnadii ay dhoofin jireen, innagu Dhulkeennu waa mid alle mahadiis u suubsan mid waxsoosaar, waxa aynu nahay Dal isku filan laakiin waxa aan u baanahay in aan xoogga saarno, Dowladda Soomaaliya waa ay ka go\u2019an tahay arrintaas\u201d Sidaasi waxaa yiri, RW XFS, Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayuu usoo jeediyay in ay xoogga saarto wacyigelinta Bulshada si loogu hago soosaarka beeraha si dhaqaalaha Dalka uu u kordho sidoo kalena dalku yeesho cunno ku filan oo uu ku tashan karo.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad, 16, Nov 2025 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa soo jeediyay in xoogga la saaro ka faa\u2019iideysiga beeraha maadaama ay jirto cabsi laga muujinayo dhibaatooyinka ku horgudban helista cunnada. Xamsa oo dhagax-dhigay Machadka Beeraha Qaranka ayaa Ganacsatada usoo jeediyay in ay ka faa\u2019iideystaan fursadaha muhiimka ah ee horyaalla isla markaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7454,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7453","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7455,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7453\/revisions\/7455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}