{"id":748,"date":"2024-08-07T15:51:40","date_gmt":"2024-08-07T15:51:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=748"},"modified":"2024-08-07T15:51:40","modified_gmt":"2024-08-07T15:51:40","slug":"wafdi-uu-hogaaminaayo-wakiilka-gaarka-ah-ee-golaha-midowga-afrika-ahna-madaxa-atmis-danjire-mohamed-el-amine-oo-gaaray-magaalada-baraawe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=748","title":{"rendered":"Wafdi uu hogaaminaayo wakiilka gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS Danjire Mohamed El-Amine Oo gaaray Magaalada Baraawe."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 08 August, 2024 {CBB}<\/strong>Waxaa Maanta Magaalada Baraawe Ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed\u00a0 Lagu Soo Dhoweeyey Wakiilka Gaarka Ah Ee Golaha Midowga Africa Ahna Madaxa Atmis Danjire Maxamed Al Amiin Souf Iyo Wefdi Uu Hogaaminaayo.<\/p>\n<p>Masuuliyin Ka Socdey Gobalka Shabeelaha Hoose\u00a0 Iyo Kan Baraawe Ayaa Si Wadajir Ah Usoo Dhoweeyey\u00a0 Danjire Maxamed Alamiin Souf.<\/p>\n<p>Soo Dhoweyn Kadib Waxaa Kulan Laqaatey\u00a0 Xubnaha Maamulka , Sarakiisha Kala Duwan Ee\u00a0 Ciidamada Amaanka Iyo Kuwa Atmis Waxaana Sidoo Kale Kulanka Goob Joog Ka Ahaa Odeyaal Dhaqan Oo Uu Hogaaminaayo Suldaan Heydar Suldaan Suufi Suldaan Mayal Dheere Iyo Qeybaha Kale Ee Bulshada .<\/p>\n<p>Gadoomiye Ku Xigeenka Qorsheynta Gobalka Shabeelaha Hoose , Maamulka Degmada Iyo Salaadinta Ayaa Sooo Dhoweyn Kadib La Wadaagey Amabaasadorka Sida Wanaagsan Ay Uwada\u00a0 Shaqeyaan\u00a0 Bulshada Iyo Ciidanka Atmis Iyaga Oona\u00a0 Xushey Bulshada Deegaanka Ay Ka Saa,Idiyaan Howlo Muhiim U Ah Marka Laga Yimaado Degaalka Alshabaab.<\/p>\n<p>Danjire Maxamed Al Amiin Souf Ayaa\u00a0 Si Wadajir Ah Ugu Mahadceliyey Bulshada Iyo Maamulka Isaga Oo Ugu Baaqey In Ay Ilaashadaan Xasiloonida Ayna Meel Kaga Soo Jeesadaan Degaalka Lagula Jiro Alshabab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 08 August, 2024 {CBB}Waxaa Maanta Magaalada Baraawe Ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed\u00a0 Lagu Soo Dhoweeyey Wakiilka Gaarka Ah Ee Golaha Midowga Africa Ahna Madaxa Atmis Danjire Maxamed Al Amiin Souf Iyo Wefdi Uu Hogaaminaayo. Masuuliyin Ka Socdey Gobalka Shabeelaha Hoose\u00a0 Iyo Kan Baraawe Ayaa Si Wadajir Ah Usoo Dhoweeyey\u00a0 Danjire Maxamed Alamiin Souf. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":749,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=748"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":750,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/748\/revisions\/750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}