{"id":7489,"date":"2025-11-18T08:01:24","date_gmt":"2025-11-18T08:01:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7489"},"modified":"2025-11-18T08:01:24","modified_gmt":"2025-11-18T08:01:24","slug":"xukuumadda-oo-xoogga-saaraysa-in-adeegga-dowaldda-laga-dhigo-mid-casri-ah-oo-teknolojiyadda-la-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7489","title":{"rendered":"Xukuumadda oo xoogga saaraysa in adeegga dowaldda laga dhigo mid casri ah oo Teknolojiyadda la socda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado November 18, 2025 {CBB}<\/strong>Guddiga Dowladnimada Danabeysan oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyey, ayaa ka hadlay mideynta dowladnimada danabeysan ee lagu sameynayo hey\u2019adaha dowladda, dardar-gelinta habraacyada maamulka casriga ah iyo dhammaystirka wada-shaqeynta iyo isku-duwidda wasaaradaha ay khusayso nidaamka dowladnimada.<\/p>\n<p>Guddigan oo uu dhawaan magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qayb ka ah qorshaha lagu mideynayo nidaamka maamulka iyo horumarinta dowladnimada casriga ah.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Kulanka oo uu shir guddoomiyay wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Mudane Maxamed Aadan Macalin, ayaa waxaa ka qeyb galay dhammaan wasaaradaha xubnaha ka ah gudiga, iyo mas\u2019uuliyiinta kale, kuwaas oo kala ah;<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda mudane Biixi Iimaan Cige.<\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir.<\/p>\n<p>Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha mudane Maxamuud Axmed Aadan.<\/p>\n<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada mudane Cali Xaaji Aadan.<\/p>\n<p>Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada mudane Saalim Caliyow Ibroow.<\/p>\n<p>Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil .<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali.<\/p>\n<p>Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS ,Mudane Kamaal Daahir Guutaale.<\/p>\n<p>Iyo masuuliyiin ka socday Xafiiska Madaxwynaha JFS.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu lafaguray, xoojinta dadaallada mideynta nidaamyada dowladeed, hirgeliyo hannaan mideysan oo lagu maamulo xogaha iyo adeegyada dowladda iyo xoojinta daahfurnaanta iyo isla-xisaabtanka hey\u2019adaha dowladda, taas oo ah bilow cusub oo lagu dardargelinayo dowladnimo casri ah, mideysan, hufan oo si fudud u gaarta bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Hawshan ayaa sees-dhig u ah qorshaha ballaaran ee xukuumadda uu hoggaamiyo Raisulwasaare Xamsa Cabdi Bare ay ku casriyaynayso dowladnimadda, laguna fududeynayo adeegyada.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_2015754751\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_2015754751\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_2015754751\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined photoItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~4755770074092172564~~yTxVRdklcmZbf3Ak20EaUkFOMVmdqMNwslethxBE37p9_9IWyVTZYEw3zPc60dwzHu_TYvngZ3fIkOCpr71_kAqE0_yL1hRu0U20mv8_l17bYK6430yTkyWy5J6nKF2S5J0U8YpW_faQHO5RfhR8r9QXdQL4lD0dSItoFt6X-70aE3iK7ebMf8nQ4vZ9kk8xUgARQYlZiOHWo2hERdOMej0HSarkyGZsvjqwca-S9dM189PzbnRaYTZ84kIFIVe_Tk7skLvOH4eM_xPsFRqEM6cKp3abZnDXFEOwWO0Xf9Xlg0fUCgwkFGhBWFKRluDZ\" data-item-title=\"Wildlife Cameras Capture What No One Should See\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/e8969d365ba4de6dd2b4031600aef8be.png\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado November 18, 2025 {CBB}Guddiga Dowladnimada Danabeysan oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyey, ayaa ka hadlay mideynta dowladnimada danabeysan ee lagu sameynayo hey\u2019adaha dowladda, dardar-gelinta habraacyada maamulka casriga ah iyo dhammaystirka wada-shaqeynta iyo isku-duwidda wasaaradaha ay khusayso nidaamka dowladnimada. Guddigan oo uu dhawaan magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qayb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7490,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7489","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7489"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7491,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7489\/revisions\/7491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}