{"id":7499,"date":"2025-11-18T06:49:12","date_gmt":"2025-11-18T06:49:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7499"},"modified":"2025-11-19T06:50:21","modified_gmt":"2025-11-19T06:50:21","slug":"soomaaliya-iyo-talyaaniga-oo-ka-wada-hadlay-ka-faaiideysiga-iyo-soo-saarista-shidaalka-iyo-gaaska-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7499","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay ka faa\u2019iideysiga iyo soo saarista shidaalka iyo gaaska dalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado November 18, 2025 {CBB}<\/strong>Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, Pier Mario Dacc\u00f2 Coppi.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan iskaashiga suurtagalka ah ee qaybta shidaalka iyo gaaska.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay horumarinta iskaashiyo ballaaran oo ka taageera xasiloonida iyo horumarka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Safiirka ayaa muujiyay sida labada dhinac ay uga go\u2019an tahay sii xoojinta wada-shaqeynta istiraatiijiga ah iyo in la abuuro fursado cusub oo horumarineed oo faa\u2019iido u leh labada dal.<\/p>\n<p>Talyaaniga ayaa kamid ah dowladaha Soomaaliya ka taageera dhinacyada amniga dhaqaalaha iyo siyaasadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado November 18, 2025 {CBB}Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, Pier Mario Dacc\u00f2 Coppi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan iskaashiga suurtagalka ah ee qaybta shidaalka iyo gaaska. Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7500,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7499","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7501,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7499\/revisions\/7501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7500"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}