{"id":7502,"date":"2025-11-19T06:52:43","date_gmt":"2025-11-19T06:52:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7502"},"modified":"2025-11-19T06:52:43","modified_gmt":"2025-11-19T06:52:43","slug":"soomaaliya-oo-ka-qayla-dhaamisay-khayraadkii-dalka-oo-la-dal-dalanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7502","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qayla dhaamisay khayraadkii dalka oo la dal-dalanayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco Nov 19, 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkado ajaanib ah iyo kuwo maxalli ah ay ku howllanyihiin dal-dalashada qaybo ka mid ah khayraadka dalka Soomaaliya si gaar ah Macdanta dalka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta, Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegtay in siyaabo sharci darro ah loo qaadanayo khayraadka taasoo ay hadda uga digayaan ajaanibta iyo muwaadiniintaba.<\/p>\n<p>Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamad, ayaa muujiyay in muddooyinkii la soo dhaafay ay soo badanayeen shirkadaha iyo shaqsiyaadka ku howllan arrintaan.<\/p>\n<p>\u201cWax aan indhaha laga qarsan karin ayaa dalka qaybo ka mid ah ka socda oo khayraadkii dadka iyo dalku lahaa ayaa la dal-dalnayaa iyadoo loo marayo dad wax magarata ah,\u201d ayuu yiri wasiir Daahir.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dowladda federaalku ay dalka mas\u2019uul uga tahay arrimaha ku saabsan khayraadka dalka, isla markaana ay iyada oo kaliya fasixi karto maaama sidaa sharcigu oronayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco Nov 19, 2025 {CBB}\u00a0Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkado ajaanib ah iyo kuwo maxalli ah ay ku howllanyihiin dal-dalashada qaybo ka mid ah khayraadka dalka Soomaaliya si gaar ah Macdanta dalka. Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta, Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegtay in siyaabo sharci darro ah loo qaadanayo khayraadka taasoo ay hadda uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7503,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7504,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7502\/revisions\/7504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}