{"id":7570,"date":"2025-11-22T10:29:07","date_gmt":"2025-11-22T10:29:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7570"},"modified":"2025-11-24T10:31:18","modified_gmt":"2025-11-24T10:31:18","slug":"maxaytahy-heshiis-kalasaxiixden-soomaaliya-iyo-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7570","title":{"rendered":"Maxaytahy heshiis Kalasaxiixden Soomaaliya iyo Masar ?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 22, Nov 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0\u00a0<\/strong>Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu heshiis is-afgarad ah (MoU) la galay Hay\u2019adda Isla-xisaabtanka ee dalka Masar, kaddib kulan gaar ah oo ay ku yeesheen magaalada Sharm El-Sheikh, halkaas oo uu ka socday Shirka 23-aad ee Caalamiga ah ee Hay\u2019adaha Hantidhowrka Sare.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska hantidhowrka Soomaaliya ayaa lagu sheegay, in heshiiskan uu ka tarjumayo dadaalka labada hay\u2019adood ee lagu ballaarinayo iskaashiga dhinaca kormeerka iyo baarista maaliyadeed.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in ay kor u qaadaan tayada hantidhowrka, ay isla qaabeeyaan hababka lagula tacaalayo la dagaalanka musuqmaasuqa, islamarkaana ay is-weydaarsadaan khibradaha iyo farsamooyinka casriga ah ee lagu sameeyo baarista hay\u2019adaha dowladda, si loogu shaqeeyo heerarka iyo halbeegyada caalamiga ah.<\/p>\n<p>Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka go\u2019an yahay ballaarinta iskaashiga caalamiga ah, gaar ahaan dalalka gobolka sida waddamada Carabta, taas oo kor u qaadaysa awoodda xafiiska iyo doorarkiisa ku aaddan daahfurnaanta, isla-xisaabtanka, iyo dhaqangelinta mabaadi\u2019da dowlad-wanaagga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 22, Nov 2025 {CBB}\u00a0\u00a0Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu heshiis is-afgarad ah (MoU) la galay Hay\u2019adda Isla-xisaabtanka ee dalka Masar, kaddib kulan gaar ah oo ay ku yeesheen magaalada Sharm El-Sheikh, halkaas oo uu ka socday Shirka 23-aad ee Caalamiga ah ee Hay\u2019adaha Hantidhowrka Sare. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska hantidhowrka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7571,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7570","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7570"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7572,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7570\/revisions\/7572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}