{"id":7597,"date":"2025-11-24T10:53:08","date_gmt":"2025-11-24T10:53:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7597"},"modified":"2025-11-24T10:53:08","modified_gmt":"2025-11-24T10:53:08","slug":"guddoomiye-abshirow-baaqashada-kulanka-baarlamaanka-waxa-uu-ku-yimid-waddooyinka-oo-hayadaha-amniga-xireen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7597","title":{"rendered":"Guddoomiye Abshirow \u201cBaaqashada Kulanka Baarlamaanka waxa uu ku yimid Waddooyinka oo Hay\u2019adaha amniga xireen\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 24, Nov 2025 {CBB}<\/strong>Kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u baaqday kooram la\u2019aan sida uu sheegay sheegay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golahaas Cabdullaahi Cumar Abshirow.<\/p>\n<p>Eedda baaqashada ama maqnaashiyaha Xildhibaannada waxa uu maanta dusha ka saaray Hay\u2019adaha amniga Dowladda Federaalka oo xiray waddooyinka maadaama Caasimadda ay ka qabsoomayaan shirar madaxda dalka ka qaybgalayaan.<\/p>\n<p>Waxa uu carrabka ku adkeeyay in Xildhibaannada kasoo bixi lahaa dhinaca xeendaabka Garoonka Diyaaradaha ay soo gaari waayeen Xarunta uu ku shaqeeyo Golaha Shacabka balse la rabay in Xildhibaannada kale ee degen deegaannada aan xirnayn inay fadhiga xaadiraan.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cXildhibaannada malahan eedda baaqashada, Hay\u2019adaha amniga ayaa iska leh oo jidadka way xirnaayeen oo shirar badan ayaa jiray, Xildhibaannada waddooyinka qaar ayaa lagu celiyay, anaga meelaha qaar waan wacnay balse culays ayaa jira, kooramka wuu buuxsami waayay, waxa aan rabnaa Xildhibaannada aan xayirmin way imaan kareen ee kulankaan ka xiga waa in ay soo xaadiraan\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri, Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Cumar Abshirow.<\/p>\n<p>Golaha Shacabka waxa uu todobaadkii ka kulmaa Sabti, Isniin iyo Arbaco, waxaa horyaalla qodobo badan oo muhiim ah kuwaas oo qaarkood guda galeen ka doodistooda isla markaana kulamada soo socda codayn la gelin doonno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 24, Nov 2025 {CBB}Kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u baaqday kooram la\u2019aan sida uu sheegay sheegay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golahaas Cabdullaahi Cumar Abshirow. Eedda baaqashada ama maqnaashiyaha Xildhibaannada waxa uu maanta dusha ka saaray Hay\u2019adaha amniga Dowladda Federaalka oo xiray waddooyinka maadaama Caasimadda ay ka qabsoomayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7598,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7597","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7597"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7599,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7597\/revisions\/7599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}