{"id":764,"date":"2024-08-07T16:27:43","date_gmt":"2024-08-07T16:27:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=764"},"modified":"2024-08-07T16:27:43","modified_gmt":"2024-08-07T16:27:43","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-gurmadka-dadkii-ku-waxyeelloobay-weerarkii-liido","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=764","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay gurmadka dadkii ku waxyeelloobay Weerarkii Liido"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 08 August, 2024 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka qaranka, Maxamuud Macalin ayaa ka warbixiyay qasaaraha guud ee ka dhashay qarixii Xeebta Liido.<\/p>\n<p>Guddomiyaha oo warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahiyay Khasaarahii ka dhashay qaraxii ka dhacay xeebta liido, isaga oo sheegay in qaraxaasi sababay waxyeelo s isugu jirto, burbur hantiyadeed, dhawacyo iyo kuwa halkaas ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay, in ay jiraan dad gaaraya shan qofood uu dhaawacadoodu daran yahay, oo ay u baahanyihiin daryeel aan ahayn midka dalka ay ku haystaan.<\/p>\n<p><strong>\u00a0Dhimashada ayaa is soo tareysay waxay gaartay 39, qof, waxaa ku burburay goobo Ganacsi oo ku yaallay xeebta Liido oo gaaraya 11, goobood oo\u00a0 iyo 10, gaari<\/strong>. Ayuu yiri: Guddoomiye Maxamuud Macalin.<\/p>\n<p>Hadalka Guddoomiyaha ayaa ku soo aadaya xilli weli dowladda wado dadaallada ay ku caawineyso dadka dhibaatada ka soo gaartay weerarka Liido.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 08 August, 2024 {CBB}Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka qaranka, Maxamuud Macalin ayaa ka warbixiyay qasaaraha guud ee ka dhashay qarixii Xeebta Liido. Guddomiyaha oo warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahiyay Khasaarahii ka dhashay qaraxii ka dhacay xeebta liido, isaga oo sheegay in qaraxaasi sababay waxyeelo s isugu jirto, burbur hantiyadeed, dhawacyo iyo kuwa halkaas ku geeriyooday. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":765,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":766,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/764\/revisions\/766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/765"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}