{"id":7712,"date":"2025-12-01T07:25:50","date_gmt":"2025-12-01T07:25:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7712"},"modified":"2025-12-01T07:25:50","modified_gmt":"2025-12-01T07:25:50","slug":"weerar-lagu-laayay-caruur-oo-ka-dhacay-mareeykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7712","title":{"rendered":"Weerar lagu laayay Caruur oo ka dhacay Mareeykanka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin, 1 Dec, 2025 {CBB}<\/strong>Ugu yaraan afar qof, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, ayaa lagu toogtay laguna dilay xaflad qoys oo ka dhaceysay California, sida ay sheegeen masuuliyiinta Maraykanku.<\/p>\n<p>Dadka la dilay waxaa da\u2019doodu ahayd 8, 9, 14 iyo 21 jir, sida mas\u2019uuliyiintu sheegeen Axaddii. 11 kale ayaa ku dhaawacmay dhacdada ka dhacday makhaayad ku taalla magaalada Stockton ee woqooyiga gobolka.<\/p>\n<p>Eedeysanaha weli lama qaban.<\/p>\n<p>Ku xigeenka duqa magaalada, Jason Lee, ayaa sheegay in dhacdadu ka dhacday \u201cxaflad dhalasho.\u201d<\/p>\n<p>Afhayeen lagu magacaabo Heather Brent ayaa sheegtay in \u201d caddeymaha ay hayaan ay muujinayaan in tani laga yaabo inay ahayd dhacdo si kas ah loo fuliyay.\u201d<\/p>\n<p>California waxay leedahay sharciyada hubka ee ugu adag Maraykanka, hase yeeshee sanadihii u dambeeyay waxaa soo foodsaaray caqabado sharciyadeed.<\/p>\n<p>Sanadkii 2021-kii, garsoore federaal ah ayaa buriyay xayiraaddii dowladda gobolka ee hubka sida qori AK-15\/AR-15-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin, 1 Dec, 2025 {CBB}Ugu yaraan afar qof, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, ayaa lagu toogtay laguna dilay xaflad qoys oo ka dhaceysay California, sida ay sheegeen masuuliyiinta Maraykanku. Dadka la dilay waxaa da\u2019doodu ahayd 8, 9, 14 iyo 21 jir, sida mas\u2019uuliyiintu sheegeen Axaddii. 11 kale ayaa ku dhaawacmay dhacdada ka dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7713,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7714,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7712\/revisions\/7714"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7713"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}