{"id":7724,"date":"2025-12-01T07:42:02","date_gmt":"2025-12-01T07:42:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7724"},"modified":"2025-12-01T07:42:02","modified_gmt":"2025-12-01T07:42:02","slug":"dhallinyaro-soomaaliyeed-oo-u-geeriyootay-muuqaallo-tiktok-ah-oo-ay-isaga-duubayeen-waddooyinka-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7724","title":{"rendered":"Dhallinyaro Soomaaliyeed oo u geeriyootay muuqaallo TikTok ah oo ay isaga duubayeen waddooyinka Nairobi"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin, 1 Dec, 2025 {CBB}<\/strong>Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in labo dhallinyaro oo Soomaali ah ay ku dhinteen magaalada Nairobi iyaga oo waddooyinka Magaaladaas isaga duubayey muuqaallo si ay usoo geliyaan barta TikTok.<\/p>\n<p>Danjire Jibriil ayaa intaas ku daray in Dhallinyaradaan ay si sharci darro ah u marayeen laamiga iyaga oo muuqaallo isaga duubayana ay ku dhaceen Gaadiidka waddooyinkaas isticmaala sida ay xaqiijiyeen mas\u2019uuliyiin iyo ilo kala duwan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=2268010609&amp;adf=2850107358&amp;pi=t.aa~a.2084950188~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1764574871&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fdhallinyaro-soomaaliyeed-oo-u-geeriyootay-muuqaallo-tiktok-ah-oo-ay-isaga-duubayeen-waddooyinka-nairobi%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQyLjAuNzQ0NC4xNzYiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxNDIuMC43NDQ0LjE3NiJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0Mi4wLjc0NDQuMTc2Il0sWyJOb3RfQSBCcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1764574870954&amp;bpp=1&amp;bdt=1874&amp;idt=1&amp;shv=r20251118&amp;mjsv=m202511120101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1764574870%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1764574870%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1764574870%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=947784619875&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1942&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31095752%2C31095810%2C31095814%2C95366175%2C95376583%2C95376707%2C95344790%2C95376118&amp;oid=2&amp;pvsid=3263395449637222&amp;tmod=1042109236&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C680%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjYuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=543\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CISQidPxm5EDFbyMywEd5mUIHQ\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dacwooyin badan ayuu sheegay Safiirka Soomaaliya ee Kenya in looga soo gudbiyo Dhallinyaradaan Soomaalida ah ee naftooda halista gelisa, waxaana Danjire Jibriil uu intaas ku daray in tani ay dhibaato ku tahay Bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><em><strong>\u201cDhallinyarada TikTok-ga isaga duuba magaalada Nairobi gaar ahan kuwa waddooyinka Sawirada iskaga qaada waxaa ku dhintay arrintaas 2 qof, Khatartaas waa mid dhaawici karta Sumcadda Soomaalida\u201d<\/strong><\/em>\u00a0ayuu yiri, Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa nasiib darro ku tilmaamay ficillada halista badan ee dhallinyarada ku dhaqaaqeen, waxa uu ku hanjabay in tallaabo adag laga qaadi doonno si looga hortago halistaas sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Dhallinyarada muuqaallada isaga soo duubta Waddooyinka ayaa qaarkood si taxadar la\u2019aan ah jidadka ugu gala Gawaarida, waxaa ka dhasha Shilal iyo dhibaatooyin kale oo soo gaara Dhallinyaradaas sida marar kala duwan dhacday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin, 1 Dec, 2025 {CBB}Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in labo dhallinyaro oo Soomaali ah ay ku dhinteen magaalada Nairobi iyaga oo waddooyinka Magaaladaas isaga duubayey muuqaallo si ay usoo geliyaan barta TikTok. Danjire Jibriil ayaa intaas ku daray in Dhallinyaradaan ay si sharci darro ah u marayeen laamiga iyaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7725,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7726,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7724\/revisions\/7726"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7725"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}