{"id":7737,"date":"2025-12-02T09:35:20","date_gmt":"2025-12-02T09:35:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7737"},"modified":"2025-12-02T09:35:20","modified_gmt":"2025-12-02T09:35:20","slug":"jarmalka-oo-dhawaan-aqoonsaneysa-baasaboorka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7737","title":{"rendered":"Jarmalka oo dhawaan aqoonsaneysa Baasaboorka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 2 Dec, 2025 {CBB}<\/strong>Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow ayaa shaaciyay in dhawaan dalal badan oo caalamka ah ay aqoonsan doonaan Baasaboorka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Mr Dhuxulow ayaa si gaar ah u tilmaamay in Dowladda Jarmalka dhawaan aqoonsan doono Baasaboorka Soomaaliga.<\/p>\n<p>\u201cDalal badan ayaa juhdi na galiyay, weliba dhawaan Jarmalka ayaa dhawaan aqoonsan doono Baasaboorka Soomaaliga\u201d ayuu yiri Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow.<\/p>\n<p>Hadalka Agaasimaha ayaa ku soo aadaya xilli dalal badan oo u badan kuwo ku yaalla Yurub aysan weli aqoonsaneyn baasaboorka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Dalalka qaar ayaa hadda aqoonsaya baasaboorka, maadama dalka isbadalka amni ahaan soo haggaagay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 2 Dec, 2025 {CBB}Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow ayaa shaaciyay in dhawaan dalal badan oo caalamka ah ay aqoonsan doonaan Baasaboorka Soomaaliga. Mr Dhuxulow ayaa si gaar ah u tilmaamay in Dowladda Jarmalka dhawaan aqoonsan doono Baasaboorka Soomaaliga. \u201cDalal badan ayaa juhdi na galiyay, weliba dhawaan Jarmalka ayaa dhawaan aqoonsan doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7738,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7739,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7737\/revisions\/7739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7738"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}