{"id":7753,"date":"2025-12-03T08:16:16","date_gmt":"2025-12-03T08:16:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7753"},"modified":"2025-12-03T08:16:16","modified_gmt":"2025-12-03T08:16:16","slug":"trump-oo-markale-weerar-afka-ah-ku-qaaday-soomaaliya-iyo-ilhaan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7753","title":{"rendered":"Trump oo markale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya iyo Ilhaan Cumar"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 3 Dec, 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa beegsanaya muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku sugan Maraykanka, isagoo hadallo arrimo kala duwan uu kaga hadlay oo uu jeediyay bulshada ku tilmaamay inay \u201cwaxba ku soo kordhin\u2026 anigu ma doonayo inay dalkeenna joogaan.\u201d<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay kulan golaha wasiirrada ah, madaxweynuhu wuxuu intaas ku daray in Mareykanku \u201caadi doono jihada khaldan haddii aan sii wadno inaan dalkeenna ku qaabilno khashin.\u201d<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_12_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Hadalladiisu waxay imaanayaan iyadoo la filayo inay billowdaan howlgal lagu sheegay in lagu qaban-doono dadka laga soo saaray amarro masaafurisah oo ku sugan gobolka Minneapolis, halkaas oo ay ku nool yihiin dad badan oo asal ahaan Soomaaliya ka soo jeeda.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta magaalada Minnesota ayaa cambaareeyay qorshahaas, iyagoo ku doodaya in ay suuragal tahay in si khalad ah loo qabto muwaadinin Maraykan ah oo laga yaabo in ay u muuqdaan kuwo ka yimid dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hoggaamiyeyaasha deegaanka ayaa cambaareeyay qorshaha Trump, iyagoo ku tilmaamay \u201ccunsuriyad\u201d iyo isku day lagu khaldayo bulshada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo dhaweyneynaa taageerada ku saabsan baarista iyo maxkamadeynta dambiyada,\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Minnesota ee Dimuqraadiga ah, Tim Walz, oo ahaa musharraxa madaxweyne ku xigeenka ee Kamala Harris ee doorashadii 2024, isla markaana maalmahan si adag ugu jawaabayay madaxweynaha.<\/p>\n<p>\u201cLaakiin buunbuuninta iyo in si indho la\u2019aan ah loo beegsado muhaajiriinta ma aha xal dhab ah oo loo hayo dhibaatada.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 3 Dec, 2025 {CBB}Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa beegsanaya muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku sugan Maraykanka, isagoo hadallo arrimo kala duwan uu kaga hadlay oo uu jeediyay bulshada ku tilmaamay inay \u201cwaxba ku soo kordhin\u2026 anigu ma doonayo inay dalkeenna joogaan.\u201d Isagoo ka hadlayay kulan golaha wasiirrada ah, madaxweynuhu wuxuu intaas ku daray in Mareykanku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7754,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7755,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7753\/revisions\/7755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}