{"id":776,"date":"2024-08-08T14:57:35","date_gmt":"2024-08-08T14:57:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=776"},"modified":"2024-08-08T14:57:35","modified_gmt":"2024-08-08T14:57:35","slug":"maamulka-degmada-berdaale-oo-lagu-wareejiyay-gaari-ambalace-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=776","title":{"rendered":"Maamulka Degmada Berdaale oo lagu wareejiyay gaari Ambalace ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 09 August, 2024 {CBB}<\/strong>Godoomiyaha Maamulka Degmada Bardaale Mudane Ali Wardheere Dooyow oo u wehliyo Godoomiyaha Gablaka Baay Mudane Mohamed Isaaq Hasan Ara\u2019as ayaa si wada Jir ah uga goodomey wasaarada\u00a0 Caafimaad koonfur galbeed\u00a0 gaari Ambalance oo loogu tala galey in loogu adeego bulshada Degmada Berdaale.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Guddoomiye\u00a0 Wardhere ayaa uga mahadnagey Wasaarada Caafimaadka Sida Wanaagsan Ay ula shaqeeyso Degmada Berdaale .<br \/>\n\u201cMaamulka degmada Berdaalle waxaa uu ka mahadcelinayaa Ambalaasta loogu deeqay taasi loogu adeegi doono Bulshada Mudan ee ku nool degmada Berdaalle iyo degaanada kale ee ka tirsan\u201d<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Godoomiyaha Ayaa sidoo Kele ballan qaadey in sida ug haboon loogu adeego\u00a0 Doono gaariga Ambalance Ka ah bulshada Ku nool Degmada berdaale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 09 August, 2024 {CBB}Godoomiyaha Maamulka Degmada Bardaale Mudane Ali Wardheere Dooyow oo u wehliyo Godoomiyaha Gablaka Baay Mudane Mohamed Isaaq Hasan Ara\u2019as ayaa si wada Jir ah uga goodomey wasaarada\u00a0 Caafimaad koonfur galbeed\u00a0 gaari Ambalance oo loogu tala galey in loogu adeego bulshada Degmada Berdaale. Guddoomiye\u00a0 Wardhere ayaa uga mahadnagey Wasaarada Caafimaadka Sida Wanaagsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":777,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=776"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":778,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/776\/revisions\/778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}