{"id":7762,"date":"2025-12-03T08:21:31","date_gmt":"2025-12-03T08:21:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7762"},"modified":"2025-12-03T08:21:31","modified_gmt":"2025-12-03T08:21:31","slug":"dfs-oo-sheegtay-in-jarmalka-uu-aqoonsaday-baasaboorka-diblomaasiga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7762","title":{"rendered":"DFS oo sheegtay in Jarmalka uu aqoonsaday Baasaboorka diblomaasiga Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 3 Dec, 2025 {CBB}<\/strong>Dowladda Jarmalka ayaa si buuxda u aqoonsatay baasaboorka diblomaasiga ee Soomaaliya, iyadoo hadda loogu oggol yahay gelitaan iyo deggenaansho Jarmalka, halkii hore looga aqoonsan jiray marka laga baxayo oo kaliya.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in tani ay caddeyn u tahay horumarinta dukumentiyada safarka, adeegyada socdaalka, iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Jarmalka<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa muhiim u ah xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo fududeynta socdaalka labada dal sida ay sheegtay Hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7763\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764748674986-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764748674986-212x300.jpg 212w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764748674986-297x420.jpg 297w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764748674986-640x905.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764748674986-681x963.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764748674986.jpg 701w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 3 Dec, 2025 {CBB}Dowladda Jarmalka ayaa si buuxda u aqoonsatay baasaboorka diblomaasiga ee Soomaaliya, iyadoo hadda loogu oggol yahay gelitaan iyo deggenaansho Jarmalka, halkii hore looga aqoonsan jiray marka laga baxayo oo kaliya. Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in tani ay caddeyn u tahay horumarinta dukumentiyada safarka, adeegyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7764,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7765,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7762\/revisions\/7765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7764"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}