{"id":7774,"date":"2025-12-04T07:47:34","date_gmt":"2025-12-04T07:47:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7774"},"modified":"2025-12-06T07:51:58","modified_gmt":"2025-12-06T07:51:58","slug":"masar-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-burburineeyso-dalal-africa-ku-yaala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7774","title":{"rendered":"Masar Oo lagu eedeeyay in ay burburineeyso Dalal Africa ku yaala."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 4 Dec 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Dolwadda Itoobiya ayaa ugu baaqday Masar inay joojiso dadaalka ay ku doonayso \u201cinay ku abuurto dalal daciif ah oo nugul\u201d gudaha Koonfurta Afrika.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa ku eedeeyay Masar inay isku dayayso inay wiiqdo dalalka Koonfur Afrika.<\/p>\n<p>Hadallada Itoobiya ayaa yimid kadib markii Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr. Badir Cabdalla, uu sheegay inuusan sii wadeyn wada-hadallada Itoobiya ee ku saabsan biyo-xireenka Niil.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan isku daynay 13 sano laakiin kama aanan miro dhalin,\u201d ayuu wasiirka Arrimaha Dibadda Masa u sheegay BBC Focus on Africa.<\/p>\n<p>\u201cHal sano ayaa laga joogaa markii aan joojinay wadahadallada anagoo wax natiijo ah gaarin,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Itoobiya aan la doonaynay inaan gaarno heshiis ku salaysan wada-shaqayn laba geesood ah.<\/p>\n<p>\u201cLaakiin Itoobiya waxay biyo-xireenka u dhistay si gooni ah oo ay iyadu kaligeed go\u2019aansatay. Tani sharci ma aha. Waxay ka hor imanaysaa sharciga caalamiga ah,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 4 Dec 2025 {CBB}\u00a0Dolwadda Itoobiya ayaa ugu baaqday Masar inay joojiso dadaalka ay ku doonayso \u201cinay ku abuurto dalal daciif ah oo nugul\u201d gudaha Koonfurta Afrika. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa ku eedeeyay Masar inay isku dayayso inay wiiqdo dalalka Koonfur Afrika. Hadallada Itoobiya ayaa yimid kadib markii Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7775,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7774"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7777,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7774\/revisions\/7777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}