{"id":7802,"date":"2025-12-05T08:15:32","date_gmt":"2025-12-05T08:15:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7802"},"modified":"2025-12-06T08:22:49","modified_gmt":"2025-12-06T08:22:49","slug":"xog-qarsoodi-ah-oo-laga-helay-wada-hadal-dhaxmaray-trump-iyo-madaxweynaha-venezuela","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7802","title":{"rendered":"Xog Qarsoodi ah oo laga Helay Wada Hadal dhaxmaray Trump iyo madaxweynaha Venezuela."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 05, Dec 2025 {CBB}\u00a0<\/strong>Wargeyska The Telegraph ayaa soo bandhigay nuxurka wada-hadal 15 daqiiqo socday oo dhexmaray toddobaadkan Trump iyo madaxweynaha Venezuela, Nicol\u00e1s Maduro.<\/p>\n<p>Inta uu wadahadalka socday wuxuu Trump ku adkeystay Maduro inuu xilka iska casilo, taa beddelkeeda Maduro ayaa shuruudo ku xiray ;<\/p>\n<p>\u2022 Maduro wuxuu dalbaday in loo sii daayo $200 milyan oo ka xanniban, isla markaana cafis siyaasadeed la siiyo 100 sarkaal oo ka tirsan maamulkiisa.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Privacy Policy service\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u2022 Trump, wuxuu soo jeediyay Maduro iyo saraakiisha la socota inay isaga baxaan Venezuela iyo qaaradda Ameerika.<\/p>\n<p>\u2022 Maduro , ayaa diiday inuu ka baxo galbeedka qaaradda Ameerika, wuxuuna dalbaday in dammaanad buuxda iyo ilaalin ay helaan isaga iyo kooxda u dhow.<\/p>\n<p>\u2022Trump wuxuu ka carooday shuruudaha Maduro, wuxuuna usoo jeediyo inuu tago Ruushka ama Shiinaha, halkii uu galbeedka Ameerika ku sugnaan lahaa.<\/p>\n<p>Wadahadalka , wixii intaa ka dambeeyay wuxuu noqday mid aan hadal la isku oggolaan oo qaylo iyo buuq lahaa, xaaladana waxay fashilisay in wax heshiis ah uu ka dhasho wadahadalka, maalmo kaddib Qatar ayaa soo dhex gashay oo hadda doonaysa inay dhex dhexdaadiso Trump iyo Maduro oo ugu dambeyn Maduro iyo kooxdiisa dib u dejin laga siiyo Qatar, kaddib marka uu xilka iska casilo, si bay dhaheen loo baajiyo dagaal uu Mareykanka ku qaado Venezuela.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 05, Dec 2025 {CBB}\u00a0Wargeyska The Telegraph ayaa soo bandhigay nuxurka wada-hadal 15 daqiiqo socday oo dhexmaray toddobaadkan Trump iyo madaxweynaha Venezuela, Nicol\u00e1s Maduro. Inta uu wadahadalka socday wuxuu Trump ku adkeystay Maduro inuu xilka iska casilo, taa beddelkeeda Maduro ayaa shuruudo ku xiray ; \u2022 Maduro wuxuu dalbaday in loo sii daayo $200 milyan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7803,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7802","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7802","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7802"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7802\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7804,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7802\/revisions\/7804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}