{"id":7811,"date":"2025-12-06T08:38:26","date_gmt":"2025-12-06T08:38:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7811"},"modified":"2025-12-06T08:38:26","modified_gmt":"2025-12-06T08:38:26","slug":"buundada-sabiid-caanoole-oo-dib-u-dhis-lagu-sameeyay-oo-maanta-la-xarrig-jaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7811","title":{"rendered":"Buundada Sabiid-Caanoole oo dib u dhis lagu sameeyay oo maanta la xarrig jaray"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 06, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Wasiirro katirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xarrig jaray Buundada Sabiid-Caanoole Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo dhowaan dib u dhis lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Wasiirrada Gaashaandhigga &amp; Arrimaha Gudaha oo ay wehliyaan saraakiil ka kala tirsan ciidanka Xoogga Dalka, Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo mas\u2019uuliyiin ka socota Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa ka hadlay muhiimadda buundadaan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=4050149540&amp;adf=2817328957&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1765010259&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fbuundada-sabiid-caanoole-oo-dib-u-dhis-lagu-sameeyay-oo-maanta-la-xarrig-jaray%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQyLjAuNzQ0NC4xNzYiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxNDIuMC43NDQ0LjE3NiJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0Mi4wLjc0NDQuMTc2Il0sWyJOb3RfQSBCcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1765010258764&amp;bpp=2&amp;bdt=3172&amp;idt=-M&amp;shv=r20251203&amp;mjsv=m202512020501&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765010257%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765010257%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765010257%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=8442760992636&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1738&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=400&amp;eid=31095901%2C42532523%2C95376241%2C95376564%2C95376583%2C95379481&amp;oid=2&amp;pvsid=6454519676156653&amp;tmod=30382380&amp;uas=3&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C680%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjcuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=971\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CJ_VvMzHqJEDFff8KAUd1KQvaw\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Difaaca XFS ayaa madasha ka sheegay in farxad iyo guul ay tahay in dib loo dhisay Buundadaan oo muhiim u ah isu socodka Dadka iyo Gaadiidka isla markaana ay qarxiyeen \u2018AS, waxa uu ku baaqay in laga hortago wax weliba oo dhibaato ku ah.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWalaalahayn Turkiga ayaa qayb ka ahaa dib u dhiska Buundada iyaga oo qayb ka ah howlgalka, Buundada Sabiid-Caanoole waxa ay muhiim u tahay isu socodka Dadka Beeralayda ah ee halkaan ku nool\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u heshiisinta XFS, Cali Xoosh ayaa dhankiisa sheegay in Dowladda Turkiga in ay u taagan tahay garab istaaggta Soomaaliya si \u2018AS\u2019 looga saaro deegaannada ay ku sugan yihiin &amp; dib u dhiska goobaha burbura.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka, Jeneraal Sahal Cabdullahi Cumar ayaa tilmaamay in ciidanka Xoogga Dalka ay u diyaarsan yihiin sidii \u2018AS\u2019 looga saari lahaa deegaannada ay joogaan iyo adkaynta amniga Magaalooyinka gacantooda soo galay.<\/p>\n<p>Buundada Sabiid-Caanoole waxa ay kamid tahay Buundooyin ku yaalla Gobolka Shabeelaha Hoose, Isticmaalkooda waxa uu muhiim u yahay magaalooyinka uu maro Webiga Shabeelle, si joogta ah waxaa isaga kala gudba Gaadiid, Dad iyo Xoolaha deegaannadaas lagu dhaqdo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 06, Dec 2025 {CBB}Wasiirro katirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xarrig jaray Buundada Sabiid-Caanoole Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo dhowaan dib u dhis lagu sameeyay. Wasiirrada Gaashaandhigga &amp; Arrimaha Gudaha oo ay wehliyaan saraakiil ka kala tirsan ciidanka Xoogga Dalka, Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo mas\u2019uuliyiin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7812,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7811"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7813,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7811\/revisions\/7813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}