{"id":7830,"date":"2025-12-07T07:03:05","date_gmt":"2025-12-07T07:03:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7830"},"modified":"2025-12-07T07:03:05","modified_gmt":"2025-12-07T07:03:05","slug":"madaxda-fifa-uefa-oo-wajahaya-dacwad-ka-dhan-ah-xasuuqa-loo-gaystay-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7830","title":{"rendered":"Madaxda FIFA &#038; UEFA oo wajahaya Dacwad ka dhan ah Xasuuqa loo gaystay Falastiin"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 07, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA waa Gianni Infantino &amp; Madaxweynaha UEFA Aleksander \u010ceferin ayaa laga gudbiyay dacwad ka dhan ah Xasuuqa ka dhacay Falastiin ee Israa\u2019iil gaysatay, kaddib Markii Xulka iyo Kooxaha Yuhuudda ay ka qaybgaleen tartamada caalamiga ah iyo kan qaaradda Yurub.<\/p>\n<p>Dacwaddaan waxaa gudbiyay xubno u dooda xuquuqda Aadanaha, kiiskaan oo caddaymo wata ayay u gacan geliyeen Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC oo la sheegay in ay go\u2019aan ka gaari doonno kahor 23ka Bishaan December sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay Maxkamadda oo dacwaddaan qabatay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=2151387975&amp;adf=3185979847&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1765090899&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fmadaxda-fifa-uefa-oo-wajahaya-dacwad-ka-dhan-ah-xasuuqa-loo-gaystay-falastiin%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQyLjAuNzQ0NC4xNzYiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxNDIuMC43NDQ0LjE3NiJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0Mi4wLjc0NDQuMTc2Il0sWyJOb3RfQSBCcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1765090891768&amp;bpp=2&amp;bdt=3321&amp;idt=2&amp;shv=r20251203&amp;mjsv=m202512020501&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765090591%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765090591%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765090591%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=4003032691757&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1510&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31084127%2C31095902%2C95376241%2C95379030&amp;oid=2&amp;pvsid=2326522679309692&amp;tmod=359813952&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjcuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=7940\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CM6pp4D0qpEDFUxkHgIdPFMdzA\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dadka dacwadda gudbiyay ayaa ku lifaaqay sida ay Madaxda FIFA &amp; UEFA uga hor yimaadeen Axdii Roma ee qeexayay dambiyada ka dhanka ah Aadanaha &amp; in ay raalli ka noqdeen dhiirragelinta Xulka &amp; Kooxaha Israa\u2019iil in ay dheelaan tartamada intii uu socday xasuuqa ay ka gaysteen dhulka Falastiin.<\/p>\n<p>Warbixinta dacwadda ah waxaa ku jirta in Kooxo Israa\u2019iil ay leedahay laga aasaasay dhulka ay ka qabsadeen Falastiin iyada oo lasoo qasbay daawadayaasha oo Falastiiniyiin ah, tani waxa ay si toos ah uga hor imaanaysaa qodobada ay ku dhisan yihiin Hay\u2019adahaan maamula Ciyaaraha Adduunka iyo Yurub sida bayaanka lagu sheegay.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty, Huwan Right Watch &amp; kuwo kale ayaa qiray in wixii ka dhacay dhulka Falastiin uu ahaa Xasuuq loona baahan yahay in Maxkamad lasoo taago cid weliba oo ku lug lahayn, waxaa ka horreeyay kiisas kale oo ay gudbiyeen dalal kale oo xitaa reer galbeed ah oo Maxkamadda ICC horyaalla.<\/p>\n<p>Qodobka ugu adag ee xujada ku noqonaya Madaxda FIFA iyo UEFA waa in ay Ruushka ka joojiyeen Koobkii Adduunka ugu dambeeyay iyo tartamadii caalamiga ahaa ee Kooxihiisa ka dheelayeen Qaaradda Yurub sabab la xiriirta duullaankii uu ku qaaday Ukraine, balse ficil kan lamid ah Madaxdaan kama qaaday xulka iyo kooxaha Israa\u2019iil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 07, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA waa Gianni Infantino &amp; Madaxweynaha UEFA Aleksander \u010ceferin ayaa laga gudbiyay dacwad ka dhan ah Xasuuqa ka dhacay Falastiin ee Israa\u2019iil gaysatay, kaddib Markii Xulka iyo Kooxaha Yuhuudda ay ka qaybgaleen tartamada caalamiga ah iyo kan qaaradda Yurub. Dacwaddaan waxaa gudbiyay xubno u dooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7831,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25,1],"tags":[],"class_list":["post-7830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7832,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7830\/revisions\/7832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}