{"id":7880,"date":"2025-12-08T11:05:01","date_gmt":"2025-12-08T11:05:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7880"},"modified":"2025-12-08T11:05:28","modified_gmt":"2025-12-08T11:05:28","slug":"xaaska-carruurta-hoggaamiyaha-daacishta-soomaaliya-oo-nolol-adag-ku-wajahaya-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7880","title":{"rendered":"Xaaska &#038; Carruurta Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo nolol adag ku wajahaya Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 08, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Xaaska &amp; saddex carruur uu dhalay Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya, Cabdulqaadir Muumin oo la rumaysan yahay in uu ku dhuumanayo Buuraha Gobolka Bari ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa la sheegay in ay wajahayaan Nolol adag.<\/p>\n<p>Muna Cabdulle oo haysata dhalashada Dalalka Ingiriiska &amp; Soomaaliya ayaa Hoggaamiye Cabdulqaadir Muumin u dhashay Saddex Caruur oo kala ah Wiil 20\u00a0 jir ah iyo labo gabdhood oo da\u2019doodu tahay 18 &amp; 17 sano, waxaana ay ku nool yihiin Magaalada Slough ee Dalka UK.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=1839329285&amp;adf=1406582505&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1765191777&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fxaaska-carruurta-hoggaamiyaha-daacishta-soomaaliya-oo-nolol-adag-ku-wajahaya-ingiriiska%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;wgl=1&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQyLjAuNzQ0NC4xNzYiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxNDIuMC43NDQ0LjE3NiJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0Mi4wLjc0NDQuMTc2Il0sWyJOb3RfQSBCcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1765191771150&amp;bpp=2&amp;bdt=2381&amp;idt=2&amp;shv=r20251203&amp;mjsv=m202512020501&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765191692%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765191692%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765191692%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280%2C1265x594&amp;nras=4&amp;correlator=2934000759658&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1325&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31095902%2C31096041%2C95376242%2C95376564%2C95379027&amp;oid=2&amp;pvsid=3943737242066664&amp;tmod=484408651&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjcuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=6805\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"COvqn-frrZEDFbpLkQUdVzkISg\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Muumin &amp; Qoyskiisa waa ay kala dhantaalmeen sanadihii u dambeeyay maadaama madaxiisa lacago badan la dul-dhigay uuna hoggaaminayo urur si wayn loo raadsado sida lagu xusay maqaal dheer oo lagu daabacay\u00a0<a href=\"https:\/\/www.dailymail.co.uk\/news\/article-15354209\/Orange-bearded-ISIS-leader-British-ex-wife-three-children-live-Slough-council-flat-wages-jihad-West-cave-hideout-Somalia.html\"><strong>The Daily Mail<\/strong><\/a>\u00a0ee dalka Ingiriiska kasoo baxay.<\/p>\n<p>Hoggaamiyahaan waxa uu astaan ilqabad ah ku yahay Gar Cas, Ilo yaryar oo cad &amp; jirkiisa oo dhuuban, waxa uu hoggaamiyaa koox lagu sheegay in ay gaarayso 1,200 oo qof fadhigoodu yahay Buuraha Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Marwada Cabdulqaadir Muumin ayaa ku doodday in Seygeeda uu ka tagay iyada oo Carruurteeda oo da\u2019doodu ka yar tahay 5 sano, sanadkii 2010 ayuu isaga huleelay Boqortooyada Ingiriiska isaga oo wixii ka dambeeyay xiligaas dhowr jeer la weeraray balse ka badbaaday.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxa uu iga tagay aniga oo leh saddex oo dhammaantood da\u2019 ahaan ka yar 5 sano, ma ahan wax sahlan, xitaa ma uusan ii sheegin meesha uu aadayo, in ka badan 10 sano ma aanan arag, wax xiriir ah lama lihin aniga &amp; carruurteyda, Way garanayaan Carruurtu qofka uu yahay\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayay tiri Xaaska Hoggaamiyaha Daacishta Soomaalida oo lagu magacaabo Muna Cabdulle.<\/p>\n<p>Marwo Muna Cabdulle oo ah 43 jir waxa ay sheegtay in gebi ahaan noloshoodu isbaddeshay, hal mar ayay Soomaaliya u tageen in ay arkaan hoggaamiyahaan balse waxa uu u sheegay in wax weliba isbaddeleen sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>Qoysaska dadka la raadinayo ayaa dhibaatooyin kala kulma bulshooyinka kala duwan iyo dalalka ay ku nool yihiin, sababta waa in lagu tuhmayo xiriirka iyo xogta laga heli karo qofkaas la doon-doonayo waana tan keentay in indhaha sirdoonka qarsoon ay daba socdaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Xaaska &amp; saddex carruur uu dhalay Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya, Cabdulqaadir Muumin oo la rumaysan yahay in uu ku dhuumanayo Buuraha Gobolka Bari ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa la sheegay in ay wajahayaan Nolol adag. Muna Cabdulle oo haysata dhalashada Dalalka Ingiriiska &amp; Soomaaliya ayaa Hoggaamiye Cabdulqaadir Muumin u dhashay Saddex Caruur oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7881,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7880"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7883,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7880\/revisions\/7883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}