{"id":790,"date":"2024-08-10T15:07:45","date_gmt":"2024-08-10T15:07:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=790"},"modified":"2024-08-10T15:07:45","modified_gmt":"2024-08-10T15:07:45","slug":"mw-guudlaawe-oo-sheegay-in-dagaalka-ka-dhanka-ah-as-uu-ka-billaabanayo-galbeedka-hir-shabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=790","title":{"rendered":"MW Guudlaawe oo sheegay in Dagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 uu ka billaabanayo Galbeedka Hir-Shabeelle"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 10 August, 2024 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ku dhawaaqay in dagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 uu ka billaabanayo Galbeedka Dowlad-Goboleedkaas oo weli ka maqan gacanta Maamulkiisa.<\/p>\n<p>Khudbad uu ka jeediyay Munaasabad soo dhaweyn ah uu u sameeyay Golaha Deegaanka ee Degmada Jowhar Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Xarunta Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle waxa uu ku faah-faahiyay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee socda.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaa in aan isugu tagno Galbeedka Hirshabeelle si aan Khawaarijta uga xorreyno, Nabadgalyada aan kusoo aragnay dhinaca bari waa in aan geynaa Webiga Galbeedkiisa, in \u2018AS\u2019 Joogan Hir-Shabeelle nabad noqon mayso\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).<\/p>\n<p>Waa uu sii hadlay waxaana uu sheegay in abaabulka socda ee dagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 uu yahay mid guud ahaan u mideysan Bulshada &amp; Maamulka si deegaannada weli ay ka joogaan looga qabsado loona gaarsiiyo adeegyada Bulshadu u baahan tahay sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa safar shaqo ku maray Warsheekh, Raagge-Ceelle, Cadalle, Masaajid Cali Gaduud, Al-Kowsar, Aadan-Yabaal, Moqokori, Tardo, Jalalqsi, Ceel-Baraf, Biyo-Cadde, Mahadaay &amp; Deegaanno kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 10 August, 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ku dhawaaqay in dagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 uu ka billaabanayo Galbeedka Dowlad-Goboleedkaas oo weli ka maqan gacanta Maamulkiisa. Khudbad uu ka jeediyay Munaasabad soo dhaweyn ah uu u sameeyay Golaha Deegaanka ee Degmada Jowhar Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Xarunta Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":791,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=790"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":793,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/790\/revisions\/793"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}