{"id":7901,"date":"2025-12-09T08:33:28","date_gmt":"2025-12-09T08:33:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7901"},"modified":"2025-12-09T08:33:28","modified_gmt":"2025-12-09T08:33:28","slug":"deni-oo-xalay-kulan-la-qaatay-xildhibaanada-muxuu-kala-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7901","title":{"rendered":"Deni oo xalay kulan la qaatay Xildhibaanada, Muxuu kala hadlay?."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay xarunta madaxtooyada Garoowe kulan casho ah kula qaatay xildhibaannada baarlmaanka, wuxuuna uga warbixiyay safarkiisii dibada iyo siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa safarkiisa dalka Imaaraadka Carabta ku sheegay mid isaga gaar u ahaa oo la xiriiray arrimo caafimaad. Sidoo kale wuxuu u sheegay in uu aadayo magaalada Nairobi, halkaas oo ay kulan ku yaalan doonaan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo dalalka daneeya siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_10_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xilidhibaanada kulan ka qeybgalay oo 40 gaarayay ayaa waxay qaarkood madaxwaynaha la wadaageen arrimo ay sheegeen in ay tahay in wax laga qabto, kuwaas oo ay ka mid yihiin garsoorka Puntland, xilal muddo dheer bannaan iyo mas\u2019uuliyiin ay ku tilmaameen kuwa shaqada ay hayaan aan ku habboonayn.<\/p>\n<p>Inkastoo madaxweynuhu uu la kulmay xildhibaanno intooda badan taageersan siyaasadiisa, haddana waxaa jiray xildhibaano ka soo hor jeeday qaabka uu madaxweynuhu wax u wado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay xarunta madaxtooyada Garoowe kulan casho ah kula qaatay xildhibaannada baarlmaanka, wuxuuna uga warbixiyay safarkiisii dibada iyo siyaasadda Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa safarkiisa dalka Imaaraadka Carabta ku sheegay mid isaga gaar u ahaa oo la xiriiray arrimo caafimaad. Sidoo kale wuxuu u sheegay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7902,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7901"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7903,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7901\/revisions\/7903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}