{"id":7907,"date":"2025-12-09T08:41:14","date_gmt":"2025-12-09T08:41:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7907"},"modified":"2025-12-09T08:41:14","modified_gmt":"2025-12-09T08:41:14","slug":"gudoomiye-aadan-madoobe-iyo-xildhibaano-kale-oo-isku-raacay-in-markale-lafta-gareen-loo-dhiso-mw-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7907","title":{"rendered":"Gudoomiye Aadan madoobe iyo xildhibaano kale oo isku raacay in markale Lafta gareen loo dhiso MW Koofur galbeed."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}<\/strong>Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan siyaasadeed oo muhiim ah, kaas oo ka qabsoomay hoyga uu magaalada ku degan yahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).<\/p>\n<p>Kulankaas ayaa waxaa iskugu yimid qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Koofur Galbeed.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Kulanka ayaa waxaa hoggaaminayey Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).<\/p>\n<p>Wararka kasoo baxay kulanka ayaa sheegaya in Xildhibaanada iyo Madaxweyne Laftagareen ay isla qaateen go\u2019aanka ah in mar labaad ay u dhisayaan Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen, taas oo sii xoojinaysa qorshaha Laftagareen uu ku doonayo inuu ku helo taageero ballaaran.<\/p>\n<p>Kulamadan ayaa loo arkaa tallaabo uu Madaxweyne Laftagareen ku doonayo inuu ku kasbado beelaha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada Koofur Galbeed, iyada oo uu Muqdisho ka wado socdaallo iyo kulamo siyaasadeed oo xoogan.<\/p>\n<p>Horey, Madaxweyne Laftagareen ayaa heshiisyo kala duwan la galay siyaasiyiinta isaga ka soo horjeeday oo uu horeeyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo siyaasiyiin kale, si uu u ballaariyo saameyntiisa siyaasadeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Laftagareen ayaa la filayaa inuu sii wado kulamo uu la yeelanayo beelo iyo hoggaamiyeyaal kale oo siyaasadeed, si uu u helo taageero cusub oo ku aaddan qorshihiisa mustaqbalka siyaasadeed.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_4237797809\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_4237797809\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_4237797809\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~4394954356019867393~~4Sn5_5jBn8VaFCrwaMGpTscm7ExczsGJ_4gcaLo8Vjh9_9IWyVTZYEw3zPc60dwzHu_TYvngZ3fIkOCpr71_kAqE0_yL1hRu0U20mv8_l17bYK6430yTkyWy5J6nKF2SXVHGte2TOM_fkh17NoxFOL6Lz6axhyhWPWbBnu4sILiPty428XVfgjc-OnjEeXGBKW3UjxdcIhGSpUumzFvxp37d5b7dFJJoys587ZToF7T2FrMIOCR_I59m53QaTTFK43s96Q5svfYzXaqpLd-oCCIy6WXNU822_zHgkee1vozlg0fUCgwkFGhBWFKRluDZ\" data-item-title=\"An engineer reveals: 1 simple trick to get all TV channels\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/5b7a1f98f7a86e758aa159a092d0d7f6.jpg\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan siyaasadeed oo muhiim ah, kaas oo ka qabsoomay hoyga uu magaalada ku degan yahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Kulankaas ayaa waxaa iskugu yimid qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Koofur Galbeed. Kulanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7908,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7909,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7907\/revisions\/7909"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}