{"id":7912,"date":"2025-12-10T07:16:56","date_gmt":"2025-12-10T07:16:56","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7912"},"modified":"2025-12-10T07:16:56","modified_gmt":"2025-12-10T07:16:56","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-dab-ka-kacay-caasimadda-indonesia-oo-dad-badan-ku-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7912","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay Dab ka kacay caasimadda Indonesia oo dad badan ku dhinteen"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Dab ka kacay dhismo dheer oo ku yaalla caasimadda Indonesia ayaa ugu yaraan labaatan qof ku dhimatay.<\/p>\n<p>Taliyaha booliska Jakarta ayaa sheegay in dab-damisyadu weli baarayaan dhismaha si ay u raadiyaan dadka suurtagalka ay tahay in ay ku dhex xayiranyihiin.BBC-du waxay soo warisay in mas\u2019uuliyiintu sheegeen in dabku u muuqdo inuu ka bilowday kadib markii baytari ku qarxay shirkad soo saarta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ku dhex taalla dhismaha.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintu waxay intaas ku dareen in inta badan dadka dhintay ay ahaayeen haween, midkoodna ay uur lahayd, islamarkaana ay u badantahay inay u dhinteen qiiqa ay nuugeen.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Job listings Somalia\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Qiiq madow ayaa ka soo baxay qaybta sare iyadoo dab-damisyadu adeegsanayeen 28 gaari dab-damis iyo ku dhowaad 100 shaqaale si ay dabka u xakameeyaan.<\/p>\n<p>Dabkii waa la damiyey, waxaana shaqaalaha gurmadku diiradda saarayaan baadi-goobka dadka la rumeysan yahay inay wali ku xayiran yihiin gudaha dhismaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}\u00a0Dab ka kacay dhismo dheer oo ku yaalla caasimadda Indonesia ayaa ugu yaraan labaatan qof ku dhimatay. Taliyaha booliska Jakarta ayaa sheegay in dab-damisyadu weli baarayaan dhismaha si ay u raadiyaan dadka suurtagalka ay tahay in ay ku dhex xayiranyihiin.BBC-du waxay soo warisay in mas\u2019uuliyiintu sheegeen in dabku u muuqdo inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7913,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7914,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7912\/revisions\/7914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}