{"id":7915,"date":"2025-12-10T07:18:29","date_gmt":"2025-12-10T07:18:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7915"},"modified":"2025-12-10T07:18:29","modified_gmt":"2025-12-10T07:18:29","slug":"australia-waxaa-maanta-ka-dhaqangalay-sharci-baraha-bulshada-ka-reebaya-carruurta-ka-yar-16ka-sano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7915","title":{"rendered":"Australia waxaa maanta ka dhaqangalay sharci baraha Bulshada ka reebaya Carruurta ka yar 16ka sano"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Dalka Australia waxaa maanta ka dhaqangalay sharci Isticmaalka Baraha Bulshada ka reebaya Carruurta da\u2019doodu ka yar tahay 16ka sano, waxaana ujeedka lagu sheegay in lagu xakamaynayo sumcaddooda iyo mustaqbalkooda si aanay waxbarashada uga mashquulin.<\/p>\n<p>Australia waxa ay ku goodisay in qofkii jebiya xeerkaan uu mutaysan doonno ciqaab culus, waxa ay intaas ku dartay in waalidiinta la faray in ay carruurtooda ka ilaaliyaan soo galista baraha Bulshada sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Dalal badan ayaa qaatay go\u2019aamo culus oo lagu xakamaynayo adeegsiga Baraha Bulshada ee dhinaca Carruurta iyo goobaha Waxbarashada, waxaa sababta lagu sheegay in ay ka dhalatay hoos u dhac dhinaca fahamka ah sida daraasado lasoo bandhigay lagu xusay.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Maamusho Baraha Bulshada ee Australia ayaa lagu wargeliyay in ay si dhow uga warqabto adeegsiga Carruurta ee Barahaan maadaama la hakinayo koontooyin badan oo ay lahaayeen carruurtaas da\u2019doodu ka yar tahay 16ka sano.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Dalka Australia waxaa maanta ka dhaqangalay sharci Isticmaalka Baraha Bulshada ka reebaya Carruurta da\u2019doodu ka yar tahay 16ka sano, waxaana ujeedka lagu sheegay in lagu xakamaynayo sumcaddooda iyo mustaqbalkooda si aanay waxbarashada uga mashquulin. Australia waxa ay ku goodisay in qofkii jebiya xeerkaan uu mutaysan doonno ciqaab culus, waxa ay intaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7916,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7915","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7917,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7915\/revisions\/7917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7916"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}