{"id":7918,"date":"2025-12-10T07:20:43","date_gmt":"2025-12-10T07:20:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7918"},"modified":"2025-12-10T07:20:43","modified_gmt":"2025-12-10T07:20:43","slug":"madaxweyne-trump-oo-mar-kale-weeraray-soomaaliya-iyo-ilhaan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7918","title":{"rendered":"Madaxweyne Trump oo mar kale weeraray Soomaaliya iyo Ilhaan Cumar"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo xildhibaan Ilhaan Omar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska lagana soo doorto gobolka Minnesota, xilli uu ka hadlayay isku soo bax ka dhacay Pennsylvania, shalay.<\/p>\n<p>Ujeedka isku soo baxa ayaa ahaa dib u guulaysashada farriintiisii dhaqaalaha iyo hoos u dhigga kharashaadka wax iibsiga ee doorashooyinka dhexe ee la filayo inay Maraykanka ka dhacaan sannadka 2026.<\/p>\n<p>Intii uu ka hadlayay isku soo baxa oo uu dhinacyo badan soo hadal qaaday ayaa waxaa sidii dhowaanahanba uu waday aan ka marnayn khudbaddiisa Soomaalida.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"African Union merchandise\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Barasaabka gobolka ay Soomaalidu ku badan yihiin ee Minnesota Tim Walz ayuu ku tilmaamay mid kamid ah \u201dkuwii ugu xumaa\u201d ee taariikhda barasaabyada, halka xildhibaan Ilhaan Cumar uu ku tilmaamay \u201dnaag xun\u201d kahor inta aysan dadkii isku soo baxay ku dhawaaqin iyaga oo isla jiibinaya \u201ddib u celiya\u201d.<\/p>\n<p>Waxa uu soo hadal qaaday xijaabkeeda oo uu ku tilmaamay \u201dkoofiyad yar\u201d isaga oo ku baaqay in la masaafuriyo.<\/p>\n<p>Minnesota gudaheeda, Soomaalida Maraykanka waxa ay ku jiraan cabsi tan iyo markii Madaxweyne Trump uu ugu yeeray \u201dqashin\u201d howlgallada ICE ee guud ahaan gobolka ayaa sababay in in ka badan toban qof la qabto, taas oo keentay in dad badan ay soo qaataan baasabooradooda Maraykanka si ay isaga ilaaliyaan in si khaldan loo xiro.<\/p>\n<p>Khudbadda Trump oo soconaysay 90 daqiiqo ayaa Ilhaan iyo Soomaaliduba ay qayb ka ahaayeen, iyada oo dhowaanahanba si gaar ah ay diiradda ugu saarnayd Soomaalida Maraykanka ee dhowaan uu ku tilmaamay \u201dkhashin iyo inay Jahannama ka yimaadeen\u201d<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somali cultural items\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Trump ayaa markii dambe ku faanay inuu hakiyay socdaalka dadka ka imaanaya \u201dmeelo cadaab u ek sida Afghanistan, Haiti, Soomaaliya iyo dalal kale oo badan.\u201d<\/p>\n<p>\u201dAnigu ma oran \u2018kuwo xun\u2019 idinkaa yiri\u201d Trump ayaa yiri ka dib markii mid ka mid ah taageerayaashiisa uu ku qayliyay ereygaas, iyada oo horay Trump uu ugu qeexay dalalka Afrikaanka intii lagu guda jiray muddo xileedkiisii koowaad.<\/p>\n<p>Ilhaan Cumar, oo Mareykanka iyadoo yar tagtay sanadkii 1995-tii ayay dhowr jeer erayo is dhaafsadeen Trump.<\/p>\n<p>Trump ayaa sidoo kale mar kale ku celiyay in Ilhaan ay \u201csi sharci-darro ah u guursatay walaalkeed.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxay guursatay walaalkeed, si ay dalka usoo gasho, sax?\u201d Ayuu yiri.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_5_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"African Union merchandise\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ma aha markii ugu horreysay ee uu Trump sheego in Ilhaan Cumar ay guursatay walaalkeed. Sheegashadan ah inay si sharci darro ah u guursatay walaalkeed si ay u hesho dhalasho Maraykan ah ayaa markii ugu horreysay ka soo shaacbaxday mareegayaasha muxaafidka ah sannadkii 2016, markaas oo ay u tartamaysay xildhibaanka gobolka Minnesota.<\/p>\n<p>Isla sanadkaas, Ilhaan ayaa ku tilmaantay \u201cxan aan sal iyo raad toona lahayn\u201d oo ah \u201cgabi ahaanba been iyo wax lagu qoslo.\u201d Tan iyo markaas way sii wadday inay beeniso sheegashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo xildhibaan Ilhaan Omar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska lagana soo doorto gobolka Minnesota, xilli uu ka hadlayay isku soo bax ka dhacay Pennsylvania, shalay. Ujeedka isku soo baxa ayaa ahaa dib u guulaysashada farriintiisii dhaqaalaha iyo hoos [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7919,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7918","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7918"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7920,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7918\/revisions\/7920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}