{"id":7930,"date":"2025-12-10T07:31:39","date_gmt":"2025-12-10T07:31:39","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7930"},"modified":"2025-12-10T07:31:39","modified_gmt":"2025-12-10T07:31:39","slug":"midowga-yurub-oo-sii-adkeynaya-xuduudaha-sharciyada-socdaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7930","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo sii adkeynaya xuduudaha sharciyada Socdaalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Midowga Yurub wuxuu sii wadaa inuu adkeeyo sharciyadiisa socdaalka. Go\u2019aamadii u dambeeyay ee arrintan ku saabsan waxaa ka mid ah tallaabooyin kordhin doona hababka magangalyada ee ka baxsan xuduudaha Midowga Yurub iyo dardargelinta masaafurinta.<\/p>\n<p>Wadamada Midowga Yurub ayaa isku raacay mowqifkooda gorgortanka ugu dambeeya ee dhowr sharci oo socdaalka ah oo la soo jeediyay oo ku saabsan sharciyada cusub ee magangalyada.<\/p>\n<p>Waxaa siyaasadahani ka mid ah siyaasada guud ee Midowga Yurub ee soo celinta muhaajiriinta sharci darrada ah, sida ku cad bayaan ay soo saareen Golaha Midowga Yurub.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Privacy Policy service\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasiirada arrimaha gudaha ee dalalka Yurub oo ku shiray Brussels waxay isku raaceen fikradda in soo galootig la geyo dal saddexaad oo ammaan ah iyo qodobo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Midowga Yurub wuxuu sii wadaa inuu adkeeyo sharciyadiisa socdaalka. Go\u2019aamadii u dambeeyay ee arrintan ku saabsan waxaa ka mid ah tallaabooyin kordhin doona hababka magangalyada ee ka baxsan xuduudaha Midowga Yurub iyo dardargelinta masaafurinta. Wadamada Midowga Yurub ayaa isku raacay mowqifkooda gorgortanka ugu dambeeya ee dhowr sharci oo socdaalka ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7931,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7932,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7930\/revisions\/7932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7931"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}