{"id":7940,"date":"2025-12-10T09:20:59","date_gmt":"2025-12-10T09:20:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7940"},"modified":"2025-12-10T09:20:59","modified_gmt":"2025-12-10T09:20:59","slug":"puntland-oo-sheegtay-in-la-dilay-ajaanib-daacish-iyo-mid-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7940","title":{"rendered":"Puntland oo sheegtay in la dilay Ajaanib Daacish iyo mid la qabtay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Maamulka Puntland ayaa sheegay in Gobolka Bari lagu dilay maleeshiyaad ka tirsanaa kooxda Daacish, kuwaasi oo ku dhuumaaleysanayay Buuraleyda Calimiskaad.<\/p>\n<p>Sadexda xubnood ee ka tirsan Daacish ee la dilay ayaa u kala dhashay wadamada Morocco, Ethiopia iyo Somalia.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>War ka soo baxay Taliska Howlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ayaa lagu sheegay in nolashada lagu qabtay Nin u dhashay Tanzania.<\/p>\n<p>\u201cHawlgal Ciidanku sameeyay waxay dileen saddex Firxadka argagixisada Daacish ah oo u kala dhashay Moroco, Ethiopia iyo Somalia, waxay nolosha ku qabteen hal nin oo u dhashay Tanzania. Ragan ayaa laga hawlgalay iyagoo isku dayaya in ay Geel ka dhacaan reer baadiyaha deegaanka Dhidigale \u2013 ee buuralayda Calmiskaad, Geelii ayaa loo celiyay dadkii lahaa waxayna muujinaysa tani xaaladda naflacaariga ah ee ay marayaan firxadka Argagixisada Daacish.\u201d Ayaa lagu yiri warka.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay in duullaannada ka dhanka ah Daacish la sii wadi doono illaa laga cirib tiro dhammaan kooxaha ku dhuumaaleysanaya buuraha gobolka Bari.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7941\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG-20251210-WA0029-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG-20251210-WA0029-279x300.jpg 279w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG-20251210-WA0029-390x420.jpg 390w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG-20251210-WA0029-640x688.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG-20251210-WA0029-681x732.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG-20251210-WA0029.jpg 701w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Maamulka Puntland ayaa sheegay in Gobolka Bari lagu dilay maleeshiyaad ka tirsanaa kooxda Daacish, kuwaasi oo ku dhuumaaleysanayay Buuraleyda Calimiskaad. Sadexda xubnood ee ka tirsan Daacish ee la dilay ayaa u kala dhashay wadamada Morocco, Ethiopia iyo Somalia. War ka soo baxay Taliska Howlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ayaa lagu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7942,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-7940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7943,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7940\/revisions\/7943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}