{"id":7975,"date":"2025-12-13T08:48:22","date_gmt":"2025-12-13T08:48:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7975"},"modified":"2025-12-13T08:48:22","modified_gmt":"2025-12-13T08:48:22","slug":"mareykanka-oo-wajahaayo-suaalo-iyo-muran-sii-xoogeysanaya-kaddib-weerarkii-ay-ciidamadeedu-ka-fuliyeen-badda-kariibiyaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7975","title":{"rendered":"Mareykanka oo wajahaayo su\u2019aalo iyo muran sii xoogeysanaya kaddib weerarkii ay ciidamadeedu ka fuliyeen Badda Kariibiyaanka,"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 13, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Dowladda Mareykanka ayaa wajahaysa su\u2019aalo iyo muran sii xoogeysanaya kaddib weerarro cirka ah oo ay ciidamadeedu ka fuliyeen Badda Kariibiyaanka, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday doonyo lagu eedeeyay ka ganacsiga daroogada.<\/p>\n<p>Wararku waxay sheegayaan in weerarradan ay sababeen dhimasho, arrintaas oo dhalisay walaac la xiriira sharciyadda iyo habraacyada la adeegsaday.<\/p>\n<p>Xildhibaanno Mareykan ah iyo hay\u2019ado kala duwan ayaa dalbanaya in si buuxda loo shaaciyo xogta iyo muuqaallada la xiriira howlgalka, si loo caddeeyo waxa dhab ahaan dhacay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Travel insurance Somalia\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Murankan ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay hoggaanka milatariga Mareykanka, iyadoo taliyaha masuulka ka ahaa hawlgallada Kariibiyaanka uu hawlgab noqday kaddib khilaaf ka dhashay qaabka weerarrada loo fuliyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Dowladda Mareykanka ayaa wajahaysa su\u2019aalo iyo muran sii xoogeysanaya kaddib weerarro cirka ah oo ay ciidamadeedu ka fuliyeen Badda Kariibiyaanka, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday doonyo lagu eedeeyay ka ganacsiga daroogada. Wararku waxay sheegayaan in weerarradan ay sababeen dhimasho, arrintaas oo dhalisay walaac la xiriira sharciyadda iyo habraacyada la adeegsaday. Xildhibaanno Mareykan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7976,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7975","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7975"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7977,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7975\/revisions\/7977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}