{"id":7993,"date":"2025-12-13T08:59:40","date_gmt":"2025-12-13T08:59:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7993"},"modified":"2025-12-13T08:59:40","modified_gmt":"2025-12-13T08:59:40","slug":"maraykanka-oo-joojiyay-xaaladda-ilaalinta-kumeelgarka-ah-ee-dadka-u-dhashay-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=7993","title":{"rendered":"Maraykanka oo joojiyay Xaaladda Ilaalinta kumeelgarka ah ee Dadka u dhashay Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 13, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay xaaladda ilaalinta kumeelgaarka ah ee Muwaadiniinta u dhashay Dalka Itoobiya, sida lagu sheegay bayaan lagu daabacay barta Xoghayaha Amniga gudaha ee Dalkaas.<\/p>\n<p>Xoghaye Kristi Noem ayaa sheegtay in go\u2019aankaan uu kusoo beegmay iyada oo waqtigii loogu talagalay xaaladdaan la gaaray, waxa ay meesha ka saartay in xaaladdaan ay ahayd mid waligeed jirayso iyada oo hadalkeeda kusoo koobtay in la gaaray muddadii loo qabtay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=840497572&amp;adf=3157488522&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1765616229&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fmaraykanka-oo-joojiyay-xaaladda-ilaalinta-kumeelgarka-ah-ee-dadka-u-dhashay-itoobiya%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQyLjAuNzQ0NC4xNzYiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxNDIuMC43NDQ0LjE3NiJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0Mi4wLjc0NDQuMTc2Il0sWyJOb3RfQSBCcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1765616228456&amp;bpp=2&amp;bdt=4682&amp;idt=-M&amp;shv=r20251211&amp;mjsv=m202512100101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765616045%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765616045%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1765616045%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=1738985007790&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1429&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=300&amp;eid=31096042%2C95376242%2C95378600%2C95378749%2C95379902&amp;oid=2&amp;pvsid=256299399454697&amp;tmod=688701537&amp;uas=3&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C680%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjcuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=1214\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CICR6IGZupEDFeuXGQkdyzs20g\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong><em>\u201cXaaladaha Ilaalinta kumeelgaarka ah waa kuwo waqti ku eg, weligood looma samayn in ay noqdaan waddo loo maro deggenaansho rasmi ah, Xaaladda ka jirta Itoobiya ma aha mid khatar wayn ku ah badbaadada shakhsiyadeed ee muwaadiniinta dalkaas ee dib ugu laabanaya dalkooda\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Sidaasi waxaa yiri Afhayeen u hadashay USCIS.<\/p>\n<p>Tani waxa ay qayb ka tahay qorshaha ka dhanka ah Ajaanibta Maraykanka ku sugan muddada uu joogo Madaxweyne Donald Trump oo la sheego in uu yahay shakhsi si wayn u neceb soogalootiga isla markaana dib ugu celiya dalalkooda.<\/p>\n<p>Muwaadiniinta Itoobiyaanka ah ee aan sharciga Deggenaashiyaha Maraykanka haysan waxaa la siiyaa 60 Cisho oo ay uga bixi karaan Dalkaas, wxa ay Dowladda ka caawisaa in ay adeegsadaan dadkaas iskooda isaga tagaya tikidh diyaarad oo bilaash ah, gunno bixitaan oo dhan $1,000 iyo fursado Mustaqbalka ah oo ku saabsan socdaal sharci ah.<\/p>\n<p>Qorshahaan waxa uu dhaqangalayaa 13ka Febaraayo 2026, marka la gaaro xiligaas waxaa ciidanka hay\u2019adda socdaalka Maraykanka ee ICE la yiraahdo ku qasban yihiin in ay qabtaan muwaadiniintaas Itoobiyaanka ah una masaafuriyaan dalkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay xaaladda ilaalinta kumeelgaarka ah ee Muwaadiniinta u dhashay Dalka Itoobiya, sida lagu sheegay bayaan lagu daabacay barta Xoghayaha Amniga gudaha ee Dalkaas. Xoghaye Kristi Noem ayaa sheegtay in go\u2019aankaan uu kusoo beegmay iyada oo waqtigii loogu talagalay xaaladdaan la gaaray, waxa ay meesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":7994,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-7993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7993"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7996,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7993\/revisions\/7996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}