{"id":8058,"date":"2025-12-15T08:09:04","date_gmt":"2025-12-15T08:09:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8058"},"modified":"2025-12-15T08:09:04","modified_gmt":"2025-12-15T08:09:04","slug":"john-terry-oo-magacaabay-xiddiga-lambarka-10-aad-ee-ugu-fiican-kubadda-cagta-waqti-xaadirkan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8058","title":{"rendered":"John Terry Oo Magacaabay Xiddiga Lambarka 10-aad Ee Ugu Fiican Kubadda Cagta Waqti Xaadirkan"},"content":{"rendered":"<p>Kabtankii hore ee Chelsea, John Terry, ayaa Cole Palmer ku tilmaamay xiddiga lambarka 10-aad ee ugu fiican adduunka waqtigan.<\/p>\n<p>Chelsea ayaa Sabtidii ku soo laabatay wadadii guulaha, kaddib markii ay 2-0 ku garaacday Everton garoonka Stamford Bridge. Cole Palmer ayaa kooxda martida loo ahaa horkacay daqiiqaddii 21-aad, kaddib markii uu si qurux badan u dhammeeystiray kubbad uu u bixiyay Malo Gusto. Gusto ayaana markaas laba jibbaaray goolasha Blues ka hor dhammaadka qeybtii hore, taasoo ku filnayd in kooxda galbeedka London ay qaadato saddexda dhibcood.<\/p>\n<p>Terry ayaa amaanay Palmer, isagoo ku tilmaamay xiddiga xulka England inuu yahay \u201clambarka 10-aad ee ugu fiican kubadda cagta adduunka.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad ugu farxay inaan arko Cole Palmer oo dib ugu soo laabtay kooxda isla markaana ka ciyaaraya booska lambarka 10-aad,\u201d ayuu Terry ka yiri TikTok.<\/p>\n<div class=\"autors-widget\">\n<div>\n<div>\n<div id=\"autors-container-0\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>\u201cMa hubo inuu jiro qof ka fiican kubadda cagta adduunka oo ka ciyaara booska lambarka 10-aad. Haddii uu jiro, Palmer hubaal wuu la tartamayaa.<\/p>\n<p>\u201cWaa ciyaaryahan aad u geesi ah, mar walbana isku dayaya inuu si degdeg ah u gooya isla markaana isku dhex tuura meelo aan fursado laga filan karin. Waa riyo xun oo daafac kasta ah marka aad la kulanto ciyaaryahan noocaas ah.\u201d<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-9114317047427427\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Fitness tracking devices\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Guushan ayaa Chelsea u qaaday kaalinta afaraad ee jadwalka Premier League.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kabtankii hore ee Chelsea, John Terry, ayaa Cole Palmer ku tilmaamay xiddiga lambarka 10-aad ee ugu fiican adduunka waqtigan. Chelsea ayaa Sabtidii ku soo laabatay wadadii guulaha, kaddib markii ay 2-0 ku garaacday Everton garoonka Stamford Bridge. Cole Palmer ayaa kooxda martida loo ahaa horkacay daqiiqaddii 21-aad, kaddib markii uu si qurux badan u dhammeeystiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8059,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25],"tags":[],"class_list":["post-8058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8060,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8058\/revisions\/8060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}