{"id":809,"date":"2024-08-11T16:33:38","date_gmt":"2024-08-11T16:33:38","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=809"},"modified":"2024-08-11T16:33:38","modified_gmt":"2024-08-11T16:33:38","slug":"raiisul-wasaaraha-itoobiya-oo-sheegay-in-aysan-ka-tanaasuli-doonin-in-ay-bad-helaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=809","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in aysan ka tanaasuli doonin in ay bad helaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 11 August, 2024 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Aby Axmed ayaa sheegay mar kale ku celiyay in aysan marna ka tanaasuli doonin go\u2019aanka ay ku raadinayaan bad ay helaan, xilli uu wada hadal dhinaca Taleefanka la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay in uu Erdogan kala hadlay wada hadalada ka furmaya magaalada Ankara ee u dhaxeeya ergada Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cRW Abiy ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay taageerada Madaxweyne Erdogan ee fududeynta xallinta is-faham la\u2019aanta b\/n Itoobiya &amp; Soomaaliya. Waxa uu carabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay in Itoobiya oo ah shacab ka kooban 120 milyan ay helaan badda si ay u helaan hab ay labada dhinacba ku heshiiyaan\u201d ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Warkaan ka yeeray ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya ayaa ku soo aadaya xilli dowladda Turkiga ay dadaal dheeraad ah ku bixineyso sidii loo xallin lahaa xiisadda ka dhalatay heshiiska horraantii sanadkan wada saxiixdeen Itoobiya iyo Maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Heshiiskaasi ayaa ku xad gudbayay nabada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, iyada oo Dowladda Soomaaliya carrabka ku adkeysay in aysan aqbali doonin qaadashada qeyb kamid ah dhulkeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 11 August, 2024 {CBB}Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Aby Axmed ayaa sheegay mar kale ku celiyay in aysan marna ka tanaasuli doonin go\u2019aanka ay ku raadinayaan bad ay helaan, xilli uu wada hadal dhinaca Taleefanka la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":810,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27],"tags":[],"class_list":["post-809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=809"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":811,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/809\/revisions\/811"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}