{"id":8090,"date":"2025-12-15T08:44:31","date_gmt":"2025-12-15T08:44:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8090"},"modified":"2025-12-16T08:46:48","modified_gmt":"2025-12-16T08:46:48","slug":"madaxweyne-laftagareen-oo-baydhabo-ku-qaabilay-wafdi-uu-hogaaminayey-taliyaha-kulliyada-turksom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8090","title":{"rendered":"Madaxweyne Laftagareen oo Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Kulliyada Turksom."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin Dec 15, 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Kulliyada Turksom S\/Gaas Sebahattin.<\/p>\n<p>kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Amniga, Tababarrada iyo tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Kulanka sido kale waxaa diiradda lagu saaray doorka Turkiga ee taageerada dib-u-dhiska Ciidanka Qaranka kor u qaadista xirfadaha Ciidanka iyo wada-shaqeyn dhow oo lagu xaqiijinayo Amniga iyo xasilloonida guud ee Dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Laftagareen ayaa uga Mahadceliyey Dowladda Turkiga garab istaagga joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya, isagoo xusay muhiimada iskaashi waara oo lagu xoojinayo Nabadda iyo Horumarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin Dec 15, 2025 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Kulliyada Turksom S\/Gaas Sebahattin. kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Amniga, Tababarrada iyo tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed. Kulanka sido kale waxaa diiradda lagu saaray doorka Turkiga ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8091,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8090","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8092,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8090\/revisions\/8092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}