{"id":812,"date":"2024-08-11T16:37:53","date_gmt":"2024-08-11T16:37:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=812"},"modified":"2024-08-11T16:37:53","modified_gmt":"2024-08-11T16:37:53","slug":"madaxweyne-qoor-qoor-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-gaaray-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=812","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoor-Qoor iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 11 August, 2024 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed \u00a0Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor.<\/p>\n<p>Madaxweynaha \u00a0iyo wagdigiisa ayaa magaalada Beydhabo si diirran ugu soo dhaweeyeen maamulka iyo qeybaha kale ee bulshada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, soo dhaweynta Madaxweyne Qoor-Qoor iyo Wafdi uu Hogaaminayey , ayaa waxaa qey ka ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada Baydhabo, Odeyaal iyo Qeybaha kala duwan Bulshada.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweynaha dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor iyo wafdigiisa ayaa imaanaya xilli uu safar ku joogay magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 11 August, 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed \u00a0Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor. Madaxweynaha \u00a0iyo wagdigiisa ayaa magaalada Beydhabo si diirran ugu soo dhaweeyeen maamulka iyo qeybaha kale ee bulshada. Sidoo kale, soo dhaweynta Madaxweyne Qoor-Qoor iyo Wafdi uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":813,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=812"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":814,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/812\/revisions\/814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}