{"id":816,"date":"2024-08-12T17:24:53","date_gmt":"2024-08-12T17:24:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=816"},"modified":"2024-08-12T17:30:50","modified_gmt":"2024-08-12T17:30:50","slug":"madax-ka-socotay-hayadda-unicef-oo-wasaaradda-amniga-kala-shirta-ka-hortagga-askareynta-carruurta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=816","title":{"rendered":"Madax ka socotay Hay\u2019adda UNICEF oo wasaaradda amniga kala shirta ka hortagga askareynta Carruurta"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\"><strong>Isniin 13 August, 2024 {CBB}<\/strong>Wasiiru-dowlaha Wasaarada Amniga\u00a0 Gudaha Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya\u00a0 Mudane Haadi Siraad Cumar Ayaa Xafiiska Wasaarada Ku Qaabilay Madax ka socotay Ha\u2019ada Unicef oo\u00a0 Hogaaminayay Madaxa Barnaamijyada Hay\u2019ada Unicef Evans Vai iyo Saraakiil kale.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Intaas kadib Waxaa Shir Muhiim ah ay la Qateen Masuliyiinta Wasaarada waxaana looga\u00a0 hadley Guud ahaan Tacadiyadaha Ka Dhanka Ah Carruurta iyo Sidii Daryreel loogu Heli lahaa\u00a0 Dhibaatooyinka loo Gaysto Gaar ahaan Askaraynta Carruurta.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wasiir-dowlaha ayaa u mahadceliyay madaxdii ka socotay hay\u2019adda UNICEF iyo sida ay mar weliba ugu warhayaan Carruurta ku nool degaanada koonfur galbeed, wuxuuna sheegay in ay wax ka qaban doonaan dhibaatooyinka loo geysto Carruurta gaar ahaan askareynta.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Gabagabadii shirka guud ahaan waxaa la isla gartay in la Dardargaliyo Mashaaricda kor loogu qaadayo wax-kaqabashada Arimaha askaraynta carruurta iyo sidii loo heli lahaa Xaruumo lagula tacaalo carruurta samaynta ku yeelatay Dagaalada Colaadaha Xubaysan .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 13 August, 2024 {CBB}Wasiiru-dowlaha Wasaarada Amniga\u00a0 Gudaha Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya\u00a0 Mudane Haadi Siraad Cumar Ayaa Xafiiska Wasaarada Ku Qaabilay Madax ka socotay Ha\u2019ada Unicef oo\u00a0 Hogaaminayay Madaxa Barnaamijyada Hay\u2019ada Unicef Evans Vai iyo Saraakiil kale. Intaas kadib Waxaa Shir Muhiim ah ay la Qateen Masuliyiinta Wasaarada waxaana looga\u00a0 hadley Guud ahaan Tacadiyadaha Ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":817,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":818,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/816\/revisions\/818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}