{"id":8169,"date":"2025-12-23T10:24:38","date_gmt":"2025-12-23T10:24:38","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8169"},"modified":"2025-12-23T10:24:38","modified_gmt":"2025-12-23T10:24:38","slug":"ciidanka-booliska-gobolka-mudug-oo-sameeyay-howlgal-dad-lagu-soo-qab-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8169","title":{"rendered":"Ciidanka Booliska Gobolka mudug oo Sameeyay Howlgal Dad lagu soo qab qabtay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 23, Dec 2025 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Ciidanka Qeybta Booliska Gobolka mudug ayaa caawa Hawlgal amniga lagu sugayay Kasameyay Qayba Kamid Ah Xaafadaha Magalada Galkacyo<\/p>\n<p>Hawlgalkaan waxaa hormuud u ahaa Xoghayaha Degmada, Mudane Eng. Shaafici Cawil Maxamed, oo uu wehlinayay Taliyaha Hawlgalinta Booliska, Mudane Carab Dhuubane, iyadoo ay ka qeyb qaateen saraakiisha saldhigyada xaafadaha, xildhibaanno, guddoomiyeyaasha qaar ka mid ah xaafadaha iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Intii uu socday hawlgalka, ayaa gacanta lagu Soo Dhigay Kooxo ku hawlaneyd khalkhalgelin amni iyo furashada taleefannada<br \/>\nCiidamada Ayaa Qabtay Eedaysanayaashaan oo kala ah<br \/>\n1. Abdirahman Barre Ahmed 19 jir Ina Saynab Yusuf abdi<br \/>\n2. \u2060jaamac Mohamed Ahmed Boore<br \/>\n22 jir Ina Fadumo Yasin<br \/>\nHalka Uu Baxsad Yahay<br \/>\n3. \u2060Mohamed Sanyare Ibrahim 22jir Ina Ikran Canada<br \/>\nEedeysanayaasha ayaa lagu Qabtay QORI BEE BEESHEE AH oo aan dhicin iyo 3 cagadood oo khamri ah iyo Mooto Bajaaj gaduud ah oo daba Malay ah oo aan Puntland kadiiwaangashanayn.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_5_host\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Saraakiisha Ayaa Sheegay In Edaysanayaasha Lahor Gayn Doono Hay\u2019adaha Sharciga<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\">\n<div class=\"robots-nocontent sd-block sd-social sd-social-icon-text sd-sharing\">\n<h3 class=\"sd-title\"><\/h3>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 23, Dec 2025 {CBB} \u00a0Ciidanka Qeybta Booliska Gobolka mudug ayaa caawa Hawlgal amniga lagu sugayay Kasameyay Qayba Kamid Ah Xaafadaha Magalada Galkacyo Hawlgalkaan waxaa hormuud u ahaa Xoghayaha Degmada, Mudane Eng. Shaafici Cawil Maxamed, oo uu wehlinayay Taliyaha Hawlgalinta Booliska, Mudane Carab Dhuubane, iyadoo ay ka qeyb qaateen saraakiisha saldhigyada xaafadaha, xildhibaanno, guddoomiyeyaasha qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8170,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8169"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8171,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8169\/revisions\/8171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}