{"id":8175,"date":"2025-12-23T10:27:47","date_gmt":"2025-12-23T10:27:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8175"},"modified":"2025-12-23T10:27:47","modified_gmt":"2025-12-23T10:27:47","slug":"3-ruux-oo-ku-dhimatay-goob-xalfad-aroos-ka-socotay-ee-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8175","title":{"rendered":"3 Ruux oo ku dhimatay Goob Xalfad Aroos ka Socotay ee Galmudug."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 23, Dec 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Hay\u2019adaha Ammaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa ku raadjooga Koox hubaysan oo weerar jidgal ah ku qaadday Gaari noociisu yahay Toyota Probox oo u socday Aroos oo marayay duleedka Deegaanka Laanjabane ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay weerarkaas waxaa ku dhintay 3 ruux halka ay ku dhaawacmeen 2 kale, waxaana dadka dhaawaca soo gaaray loo qaaday mid kamid ah Goobaha Caafimaadka ee Degmada Guriceel si loo daweeyo.<\/p>\n<p>Gaariga waxaa ka muuqda rasaas xooggan oo ay ku furtay Kooxda baxsadka ah ee Laamaha ammaanka ku raadjoogaan, waxaana saraakiisha Hay\u2019adaha ammaanka ay la kulmeen ehelka dadka dhibaatadu soo gaartay iyaga oo u sheegay in ay soo qabanayaan kooxdaas.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Economic Updates Analysis\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Galmudug waxaa muddooyinkii dambe ka dhacayay dilalka la xiriira aanooyinka inkasta oo aan la ogayn in falkaan uu qayb ka yahay dilalkaas iyo in kooxdu ay doonaysay in ay baarato dadka la socday Gaariga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 23, Dec 2025 {CBB}\u00a0Hay\u2019adaha Ammaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa ku raadjooga Koox hubaysan oo weerar jidgal ah ku qaadday Gaari noociisu yahay Toyota Probox oo u socday Aroos oo marayay duleedka Deegaanka Laanjabane ee Gobolka Galgaduud. Inta la xaqiijiyay weerarkaas waxaa ku dhintay 3 ruux halka ay ku dhaawacmeen 2 kale, waxaana dadka dhaawaca soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8176,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8177,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8175\/revisions\/8177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}