{"id":8195,"date":"2025-12-23T10:42:19","date_gmt":"2025-12-23T10:42:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8195"},"modified":"2025-12-23T10:42:19","modified_gmt":"2025-12-23T10:42:19","slug":"baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-dowladda-2026","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8195","title":{"rendered":"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda 2026"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 23, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; Senatarrada Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka soo socda 2026.<\/p>\n<p>Fadhiga Baarlamaanka oo maanta qabsoomay waxaa xaadiray 179 Mudane oo labada Aqal katirsan, waxaana Miisaaniyadda u codeeyay 174 Xildhibaan, 4 Mudane ayaa diiday halka uu ka aamusay hal Xildhibaan sida uu sheegay Guddoomiye Aadan Madoobe oo shaaciyay Natiijada.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo Xildhibaannada iyo Senatarrada fadhiyadii ugu danbeeyay u aqriyay Miisaaniyaddaan ayaa codaynta kaddib u mahadceliyay, waxaana loo gudbinayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo saxiixaya.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay Labada Aqal ee Baarlamaanka maadaama ay aqbaleen soo gudbinta ay usoo marisay Guddiga Maaliyadda oo ugu danbayn Hay\u2019adda Xeer dejinta horgeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 23, Dec 2025 {CBB}Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; Senatarrada Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka soo socda 2026. Fadhiga Baarlamaanka oo maanta qabsoomay waxaa xaadiray 179 Mudane oo labada Aqal katirsan, waxaana Miisaaniyadda u codeeyay 174 Xildhibaan, 4 Mudane ayaa diiday halka uu ka aamusay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8196,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8195","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8195","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8195"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8198,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8195\/revisions\/8198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8196"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}