{"id":8202,"date":"2025-12-24T08:12:00","date_gmt":"2025-12-24T08:12:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8202"},"modified":"2025-12-24T08:12:00","modified_gmt":"2025-12-24T08:12:00","slug":"masuuliyiin-hore-ee-guddiga-midowga-yurub-oo-loo-diiday-fiisaha-maraykan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8202","title":{"rendered":"Masuuliyiin hore ee guddiga Midowga Yurub oo loo diiday fiisaha Maraykan ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay inay fiisaha u diidi doonto shan qof oo uu ku jiro guddoomiyihii hore ee Midowga Yurub, kuwaasoo doonaya inay \u201cku qasbaan\u201d baraha bulshada ee Mareykanka inay xakameeyaan fikradaha ay kasoo horjeedaan.<\/p>\n<p>\u201cDhaqdhaqaaqayaashan xagjirka ah iyo NGO-yada ayaa sii waday cadaadiska ay fuliyaan quwadaha shisheeye \u2013 kiisas lagu beegsanayo dadka Maraykanka iyo shirkadaha,\u201d ayuu xoghayaha arrimaha dibadda Marco Rubio ku yiri hadal uu soo saaray.<\/p>\n<p>Thierry Breton, madaxii hore ee guddiga tiknoolajiyadda Midowga Yurub, ayaa sheegay in uu jiro \u201cdhagar\u201d cadaadis ah oo socota.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waaxda arimaha dibadda waxay ay ku tilmaantay Breton in uu yahay \u201cqorsheeyaha\u201d Xeerka Adeegyada Dijitalka Midowga Yurub ee loo yaqaan (DSA), kaas oo ku soo rogaya amaro shirkadaha warbaahinta bulshada.<\/p>\n<p>Breton waxay isku maandhaafeen Elon Musk, ninka aduunka ugu qanisan iyo mulkiilaha X, arimo la xariira u hogaansamidda sharciyada Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Guddiga Yurub ayaa dhawaan ku ganaaxay X \u20ac120 m oo lacagta Yurub ah, kaa la xariiray calaamadda buluugga ah ee ay siiyaan isticmaaleyaasheeda \u2013 ganaaxii ugu horreeyay ee hoos yimaada xeerarka dhijitaalka ah ee Midowga Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay inay fiisaha u diidi doonto shan qof oo uu ku jiro guddoomiyihii hore ee Midowga Yurub, kuwaasoo doonaya inay \u201cku qasbaan\u201d baraha bulshada ee Mareykanka inay xakameeyaan fikradaha ay kasoo horjeedaan. \u201cDhaqdhaqaaqayaashan xagjirka ah iyo NGO-yada ayaa sii waday cadaadiska ay fuliyaan quwadaha shisheeye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8203,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8204,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8202\/revisions\/8204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}