{"id":822,"date":"2024-08-12T17:29:41","date_gmt":"2024-08-12T17:29:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=822"},"modified":"2024-08-12T17:29:41","modified_gmt":"2024-08-12T17:29:41","slug":"raiisul-wasaare-xamse-waxaan-abaal-marinay-dhalinyarro-ka-qeyb-qaatay-gurmadka-dhaawacyada-weerarkii-liido","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=822","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse \u201cwaxaan abaal-marinay dhalinyarro ka qeyb qaatay gurmadka dhaawacyada weerarkii Liido\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 13 August, 2024 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda \u00a0Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo ka mid ahaa dadkii qeyb galay gurmadkii loo sameeyay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa dhalinyarrada ku ammaanay tillaabadaasi iyo sida ay u caawiyeen dhaawacyda.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaad xilli adag muujiseen geesinimo iyo in aad caawisaan dhallinyaro walaalahiin ah oo xaalad adag ku jiray, idinka oo khatar u galiyey naftiinnaa, dadkiinana u shaqeeyey, runtii shaqada ay qabteen waxa soo jiidatay dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Xukuumadda DanQaran waxa ay idinku abaalmarinaysaa geesinimdiina oo aad ku muteysateen billad iyo shaqaalaysiin.\u201d<\/strong>Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamse.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa uu intaas ku daray in dhallinyarada Soomaaliyeed ay yihiin lafbartii dalkan, dowladduna ay gacan buuxda ku siinayso sidii ay horumuud ugu noqon lahaayeen ummadda Soomaaliyeed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 13 August, 2024 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda \u00a0Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo ka mid ahaa dadkii qeyb galay gurmadkii loo sameeyay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido. Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa dhalinyarrada ku ammaanay tillaabadaasi iyo sida ay u caawiyeen dhaawacyda. \u201cWaxaad xilli adag muujiseen geesinimo iyo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":823,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=822"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":825,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/822\/revisions\/825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}