{"id":8238,"date":"2025-12-25T07:24:48","date_gmt":"2025-12-25T07:24:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8238"},"modified":"2025-12-26T07:28:30","modified_gmt":"2025-12-26T07:28:30","slug":"madaxweynaha-dfs-oo-codeeyay-doorasho-qof-iyo-cod-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8238","title":{"rendered":"Madaxweynaha DFS oo codeeyay doorasho qof iyo cod ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB}\u00a0 <\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta coddeeyay doorashada qof iyo codka ah ee maanta ka socota degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa gaarey xarruunta Tiyaatarka Qaranka, isagoo kumanaan ruux kala qeyb galay coddeynta doorashada qof iyo codka ah.<\/p>\n<p>Xasan Shiikh oo si kooban warbaahinta ula hadlay sheegay in Xubnaha Mucaaradka ay ku soo biiri doonaan doorashada goleyaasha deegaanka.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan mucaarad iyo muxaafad tani waa mustaqbalka Soomaaliya, waan hubaa mucaaradka in ay ku soo biiri doonaan doorashadaan.\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shiikh.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya ayuu yiri \u201cWaxaan dooneyna Soomaaliya oo deggan, amni ah oo siyaasadeeda jiho leedahay, mustaqbalkana yahay mid ifaya\u201d<\/p>\n<p>Nus milyan Soomaali ah ayaa ka qeyb galaya doorashada Doorashada goleyaasha deegaanka ee ka socota degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\">\n<div class=\"robots-nocontent sd-block sd-social sd-social-icon-text sd-sharing\">\n<h3 class=\"sd-title\"><\/h3>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB}\u00a0 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta coddeeyay doorashada qof iyo codka ah ee maanta ka socota degmooyinka gobolka Banaadir. Madaxweynaha ayaa gaarey xarruunta Tiyaatarka Qaranka, isagoo kumanaan ruux kala qeyb galay coddeynta doorashada qof iyo codka ah. Xasan Shiikh oo si kooban warbaahinta ula hadlay sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8239,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8238","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8238","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8238"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8238\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8240,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8238\/revisions\/8240"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8239"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}