{"id":8241,"date":"2025-12-25T07:28:47","date_gmt":"2025-12-25T07:28:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8241"},"modified":"2025-12-26T07:30:36","modified_gmt":"2025-12-26T07:30:36","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeen-dfs-oo-codeeyay-doorashada-qof-iyo-codka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8241","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeen DFS oo codeeyay doorashada qof iyo codka ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa kamid noqday muwadiniinta Soomaaliyeed ee maanta u codeeyay doorashada goleyaasha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa carrabka ku adkeeyay in maanta muwaadiniin badan ay heleen xaqooda dastuuriga ah, iyadoo bulshada ka muuqdo biseyl dimuqraadiyadeed ee dalka iyo ka-qaybgalka shacabka ee go\u2019aan gaarista masiirkooda siyaasadeed.<\/p>\n<p>Saalax, ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta is-diiwaangeliyay in ay si nabad ah uga qayb qaataan doorashada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu ammaanay hay\u2019adaha amniga iyo guddiyada doorashooyinka dadaalka ay ku xaqiijinta amniga shacabka iyo codayn-bixiyayaasha.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda codeynta muwadiniinta Soomaaliyeed ee doorashada qof iyo codka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB}\u00a0Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa kamid noqday muwadiniinta Soomaaliyeed ee maanta u codeeyay doorashada goleyaasha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir. Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa carrabka ku adkeeyay in maanta muwaadiniin badan ay heleen xaqooda dastuuriga ah, iyadoo bulshada ka muuqdo biseyl dimuqraadiyadeed ee dalka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8242,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8241","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8243,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8241\/revisions\/8243"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8242"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}