{"id":8253,"date":"2025-12-25T07:37:28","date_gmt":"2025-12-25T07:37:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8253"},"modified":"2025-12-26T07:39:51","modified_gmt":"2025-12-26T07:39:51","slug":"galmudug-iyo-waqooyi-bari-oo-boggaadiyay-doorashada-ka-dhacday-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8253","title":{"rendered":"Galmudug iyo Waqooyi Bari oo boggaadiyay doorashada ka dhacday gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>\u2013Maamulada Galmudug iyo Waqooyi Bari ayaa hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho oo guul ka gaarey doorashada qof iyo codka ah.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu boggaadiyay Guddiga Qaran ee madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha iyo hay\u2019adaha ammaanka dalka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Bayaan ka soo baxay Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in guul taariikhi ah ay tahay doorashada qof iyo codka ah.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso Bayaanka Maamulka Waqooyi Bari<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/604516414_843096312051113_4399225422280227069_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=VvsSFBhiit0Q7kNvwGRPg9L&amp;_nc_oc=Adl1nPJ-anaBZCyxwxYhu3hhTeYvPsKvlvuhWyXBltcBHaAeusvX3xynA1_dO3xkR0o&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=YmjcAwvbq0PYytA_Q0qyYA&amp;oh=00_AfkpSWUK5PADeQEWESIHVWRW0AVv8nQcU5K0IeXZuBdD4w&amp;oe=69532838\" alt=\"May be an image of map and text\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB}\u00a0\u2013Maamulada Galmudug iyo Waqooyi Bari ayaa hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho oo guul ka gaarey doorashada qof iyo codka ah. Warsaxaafadeed ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu boggaadiyay Guddiga Qaran ee madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha iyo hay\u2019adaha ammaanka dalka. Dhinaca kale, Bayaan ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8254,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8255,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8253\/revisions\/8255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}