{"id":8260,"date":"2025-12-26T07:43:11","date_gmt":"2025-12-26T07:43:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8260"},"modified":"2025-12-26T07:43:11","modified_gmt":"2025-12-26T07:43:11","slug":"%f0%9f%8e%89-hambalyo-hambalyo-%f0%9f%8e%89","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8260","title":{"rendered":"\ud83c\udf89 Hambalyo Hambalyo \ud83c\udf89"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 26, Dec 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>\u2013Maanta oo ay taariikhdu tahay 26 December 2025, waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan u dabaaldegno sannad-guuradeenna saddexaad tan iyo markii la aasaasay Warbaahinta Codka Bay &amp; Bakool oo la aasaasay 26 December 2022 \u2014 warbaahin Radio iyo TV-page ah oo ka howlgasha deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasabaddan qiimaha badan awgeed, waxaan hambalyo iyo mahadnaq gaar ah u diraynaa dhammaan howlwadeenadeenna muddada saddexda sano ah naf-hurka iyo dadaalka aan kala go\u2019a lahayn ku bixiyey horumarinta warbaahinta, laga bilaabo asxaabta ka howlgasha xarunta dhexe ee Baydhabo, ilaa howlwadeenadeenna kale ee ku sugan gobollada kala duwan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaan hambalyo iyo mahadnaq u diraynaa daawadayaasheenna, dhageystayaasheenna iyo akhristayaasheenna muddada saddexda sano ah nagu garab istaagay, nagu dhiirrigeliyey, naguna taageeray gudashada waajibaadka warbaahineed ee aan u hayno bulshadeenna.<\/p>\n<p>Maanta waa maalin weyn oo taariikhi ah, kuna suntan horumar, adkeysi iyo kalsoonida bulshadeenna.<\/p>\n<p>Dhammaantiin waxaan idiin rajaynaynaa horumar, guul iyo sannado kale oo badan oo wadajir ah \u2014 Insha Allah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 26, Dec 2025 {CBB}\u00a0\u2013Maanta oo ay taariikhdu tahay 26 December 2025, waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan u dabaaldegno sannad-guuradeenna saddexaad tan iyo markii la aasaasay Warbaahinta Codka Bay &amp; Bakool oo la aasaasay 26 December 2022 \u2014 warbaahin Radio iyo TV-page ah oo ka howlgasha deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Munaasabaddan qiimaha badan awgeed, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8261,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[30,1],"tags":[],"class_list":["post-8260","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sanad-guurada-cbb-radiio-tv","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8260"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8262,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8260\/revisions\/8262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}